TAHNIYAD DHALASHO:MAXAMED HURRE IYO SAHRA ADAN GUURE OO GABAR UGU DHALATAY SEATTLE
Waxaan halkaan hambalyo ugu diraynaa Maxamed Cabdullahi Diiriye iyo Sahra Adan Guure oo dhwaan gabar ugu dhalatay magaalada Seattle ee gobalka Washington ee dalka Mareykanka.Gabadha waxaa loo bixiyay Khadiijo.
Hambalyadaan waxaa diraya Dadka kala ah:
- Aabe Hurre Diiriye Gudhal
- Aaabe Aadan Guure Xalane
- Aabe Xuseen Jaamac Bowda Arrile
- Hooyo Xamdi Cabdi Buraale
- Hooyo Canab Sheikh Cabdi
- Cabdiyo Adan,odaygeeda iyo Caruurteeda
- Faadumo Adan,odaygeeda iyo Caruurteeda
- Aamin Adan,Odaygeeda iyo Caruurteeda
- Shurki Adan
- Fardowsa Xuseen ,dhamaan reer Adan Guure iyo reer Diiriye Gudhal
- C/risaaq cali Adam
- Cabdicasiis Colaad
- Ducaale Xirsi Faarax
- Macallin Baadiyow Cali Adam
- Macllin Xuseen Ismaciil Yare
- Xassan Sunni
- Xassan Azhari iyo dad kaloo fara badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin oo ku kal nool dacalada aduunka
Dhamaan dadkaasi waxay tahniyad u dirayaan Maxamed Hurre IyoSahro Adan Guure Oo Gabadh ugu dhalatay magaalada Seattle ee dalka Mareykanka,waxaan leenahay soo barbaar noqo tii diinteeda dalkeeda iyo waalidkeed anfacda
AAMIIN AAMIIN AAMIIN









Hambalyo, Dhalasho Wanaagsan Walal Macaane,Ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin
Ilaahay ha u aqbalo ducadaada……Amiin……amiin