Yaa Dagan Jubbooyinka ama Magaalada kismaayo, Qabiilkeese ugu Badan?.

Intabadan marka laga hadlayo Kismaayo dadbadan oo soomaaliyeed ayaa iswaydiiya maxay tahay sababta ay magalaadani utahay meel xasaradaysan. Waxaa taas sii dheer dad badan waxay isku khaldaan Jubbooyinka ama Jubbaland iyo Magaalooyinka khaasatan Kismaayo. Haddaba Sida lawada ogyahay waxay Jubbaland kakoobantahay Sadexda Gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Sare oo looyaqaan Gedo. Haddaba ciladaha sooomaalida waxaa kamid ah in aan waxlaysku ogolayn intabadana reerkastaa tiisa uun eegto. Laakiin inta badan xaqiigadu waxay timaadaa marka xaalku xumaado. Haddaba aan eegno Dagmooyinka Jubbaland kakoobantahay iyo sida qabiilada soomaaliyeed ukala dagaan.

 

 

Dagmada Gobolka ay katirsantahay Reerka Dagan ama ubadan Cadadka Dadka
Garbaharay Caasimadda Gedo Sade Daarood 600000
Bardheere Gedo Sade Daarood iyo Raxweyn
Ceelwaaq Gedo Sade Daarood iyo Garre
Doolow Gedo Sade Daarood
Balad Xaawo Gedo Sade Daarood
Luuq Gedo Sade Daarood
Buurdhuubo Gedo Sade Daarood
Bu’aale Caasimada Jubbada Dhexe Absame iyo Digil 350000
Sakow Jubada Dhexe Mirifle, Ogadeen
Jilib Jubada Dhexe Shikhaal iyo Jareerweyne?
Kismaayo Caasimadda Jubbada Hoose 70% Sade, Kablalax iyo Gaaljecel 650000
afmadow Jubbada Hoose Absame
badhaadhe Jubbada Hoose Absame
xagar Jubbada Hoose Absame
jamaame Jubbada Hoose Shikhal iyo Jarerweyne

 

Waxaa kale oo jira Reero kale oo daga Jubbaland sida Biyomaal, Shiikhaal, Baajuun iyo Cawro maleh.

Cadadka ama tirada dadka guud ee Gobololada waxaan kasoo qaatay warbixin ay un-ku kaqoreen Koonfurta soomaaliya.

Marka la eego guud ahaan Gobolada Jubbooyinka waxaa ugu badanaya Daaroodka waxaana koowaad galaya Mareexaan labaadna Kablalax oo ah Absame iyo Harti Daarood.

Waxaa kale oo ayana Jira Tuulooyin badan oo kuxeeran Kismaayo Sida Beerxaani, Qudus, Janna Cabdalle oo ay daganyihiin qabiilo Daaroodka sida Mareexaan.

Hadaba waxaan laga raynayaa Maamulka loo samaynayo ee Jubbaland in lagu saleeyo Cadaalad.

Marka laga soo tago reeraha iyo wax qaybsigooda ayaa waxaa ayana muhiim ah in sadexda Gobol si kalaweynaanshahooda ama kala badnaantooda kusaabsan wax uqaybsadaan oo lagu saleeyo Degmooyinka uu kakoobanyaay. Waxaase kasii cadaaladsan in lagu qaybiyo Tirada Dadka ee dagan gobolkast. Sida Tirakoobkii ugu danbeeyey ee ay sameeyeen UN-ku. Hadii Tirakoobkaas lagu saleeyayana waxay noqonaysaa in sifudud laysigu dheelitiro Tirada ergooyinka kala matalaya Gobolada uu kakoobanyahy Jubbaland State of Somalia

Bal aan eegno:

Waxaan ogaanay in sadexda gobol ay kala dadbadanyihiin sida soosocota:

 

Gobolka Jubbada Hoose 650 000 = 40,625%
Gobolka Gedo 600 000 = 37,500%
Gobolka Jubbada Hoose 350 000 = 21,875%
Isugayn 1 600 000 = 100%

Hadaba marka latix raaco xisaabta kore laguna saleeyo 485 Mudane waa in loo qaybiyaa sida soo socota:

485 = 100%

ama

500 = 100%
Jubbada Hoose  = 197 Mudane Jubbada Hoose  = 203 Mudane
Gobolka Gedo = 182 Mudane Gobolka Gedo = 188 Mudane
Jubbada Dhexe = 106 Mudane Jubbada Dhexe = 109 Mudane

                                                                      

Sidaas darteet waxaan kutalin lahaa in dibloogu noqdo qaybta hadda wax lagu qaybsaday hadii larabo in cadaalad sadexda gobol waxloogu gaybiyo.

Dhanka Dowladda Somalia waxaa laga sugayaa inay ku ekaato howl fududeyn oo kaliya una dayso dadka hadda ku howlan maamul Usamaynta arimaha Jubbooyinka. Dadka ree Jubba Maysan arag 22kii Sano ee lasoodhaafay wax madax wayne ah halka gobolada kale ee Koofureed ay booqdeen madaxweyna yaashii ugudanbeeyey. Tusaale ahaan Abdiqaasim Salaad wuxuu booqasho kutagay Magaalooyinka Dhusamareeb iyo Baladweyne, Abdullahi Yuusuf Jowhar, Baydhabo iyo Muqdischo. Sheekh Sharif Gaalkacyo iyo Cadaado oo ah dagmo kamida Galgaduud kana mit ah kuwa ugu yaryar ee Gobolkaas Sidookale Madaxweyne Xasan maxamuud wuxuu booqasho ku tagay Balad weyne iyo Baydhabo. Waxkast halagu marmarsiiyoodee waxay dareemayaan dadka ree Jubba  oo aan ayagu arag dowlad kacaankii kadanbaysa cadaalad daro xoogan. Waxaa taas siidheer in maanta oo ay rajeynayaa Maamul laga carqaladeeyo Muqdisho.

Ugu danbayntii waxaan ilaahay uga baryeynaa in ilah khayrka waafajiyo

 

Qore: Abdi Adan


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (69)

  1. jamaal says:

    Waa xisaab fiican laakiin waxa la yiri Bisin nin xoog leh baa bi’iyey. madaxweynuhu ma rabo xisaab ee wuxuu rabaa xoog uu wax ku qaato sidii Xamar. sheekadiisu waa Xisaab nin xoog leh baa bi’iyey.

    FG. Jamaame maaha shiikhaal, ee waa Biimaal iyo Daarood iyo Jareer.

    • wargal says:

      KAKAKA QORAALKA QOFKAN QORAY AMA WUU CABSAN YAHAY MISE JAHILNIMO WEYN BAA HEESA AMASE QABIILKA UU KA DHASHAY BA IDNHO TIRAY JECEEL UU U QABO WAXU XISAB XUMA MA NAAGTI AAN SOO FURAY BA TANI

  2. ismail says:

    NINKAAN WAXAAN QORAY WAA RIYOODAY HAL HABEEN KALIYA BAARDHEERANA QALAD CAD UU KASHEEGAY WAXASE YAABLEH MAREEXAAN OGAADEEN ISKA DAAYE ABSAME ISLA SIMAAYO SHEEKADAAN WAA LUGTII JEENI DHAAFTO

  3. Wadani voice says:

    Wa sax warbixintaan

  4. Maxamad says:

    Ninka saas wax uqaybiyay matalaxumo ee waxan qabaa in ergada lagudaro ninkaas iyo raga lamidka ah maxaa yelay waa nin wax garanayo

  5. Maxamad says:

    Aniga waxaa ilaquman in xaq iyo cadalad wax laguqaybiyo. Tankale. Ninka lagumagacabo. Axmad madobe hadan mesha ladhafin. Nabad iyo cadalad kamadhalanayso. Tnkle. Waxaa. Imanayo. Nabadoon. Barre aadan shire hirale. Hadan ladhafin axmad madobe mesha.

  6. waamo says:

    war ninkan beenbadanaa mareexaan jubada hoose wuxuu ka yahay minority laakiin gedo isagaa ugu badan mida kale mareexaan jubada hoose hal degmo kuma lahan laakiin magaalada kismaayo wuu daganaa waana lala dagan yahay kismaaayo waa afar xaafadood waana layaqanaa xaafadaha sida loo kala dagan yahay hal xaafad xataa kama dagaan .

  7. baraka says:

    madaxwaynuhu soomaalidda dagan meeshaa waa inuu isu daayaa!!

  8. ali says:

    warbixintu wa sax.qoraha si fiican ayuu u kala dhigdhigay qabaa`ilaadka dagan marka khaladad yara yar waa ku jiraa lakiin si guud si cadaaalada ku salaysaan inuu uga hadlay ayaan filyaa

  9. Jubbalander says:

    kkkkkkkkkkk qoraha indha adaga baardheere raxaweyn iyo mareexaan ayuu siiyay.tariikhda dib u baar ayaynu ku leenahay ogadeen ayaa laga dooran jiray ee sax,teeda kal cadada meela qaar aad ku sheegaysid dadka ku nool iyada lama hubo

  10. Ali says:

    Sadexda gobol ergada si cadaalad ah ayaa loogu soo xulay. Maamulka hada Kadib bimoqraadi yuu noqon marka nabado iyo Maamulka aan taageero.

  11. Maxamad says:

    Ninkii aqon uleh mesha deganada iyo melaha qabiilada ay kaladagaan. Hakahadlo. Cidan aqoon ulahayna.

  12. Maxamad says:

    Fikrada hakudarsado ninkii aqoon uleh somalia

  13. Maxamad says:

    Bardhere burdhuubo bulaxawo luuq celwaaq dolow. Berxani. Cabdi dhore. Qudus. Garboharrey gariley. Fafaxdhuun dhamaso celcade celgaduud busaar garsaal. Kismanyo. gar ahaan gulwade. Intaas. Ayan kasogalayaa eeee ninkii intaas okale haysto hailahadlo. Mesha anigaa. Ubawar wayn kkk

  14. Cadar says:

    Qoraha ishuu ka riday,waa in tirada dadka lagu saleeyaa ergooyinka

  15. Jubbalander says:

    waxay ila tahay in khaladaad badan ku jira warbxinta sababtoo ah Kismaayo%70 waa Mareexaan wax macquul ah ma ahan waa nin iska riyoonaya ayaan u arkaan ninkaan warbxinta qoray

  16. Maryam nuur says:

    To Jubbalander,ma riyoonayeen xaqiiqda ayuu ka hadlay.maxaad ku beeninaysaa haddii aad wax ku salaynaysid xilli hore mareexaanka waa ku yaraa kismaanyo lakiin hadda isagoo majority ka ah marka hurdad ka kac

  17. Hassan says:

    waa la qaybiyay ergooyinkii sida qoraha ku saleeyay iyo qaabka loo qaybiyay difference weyn uma dhaxeeya marka ka qanca arrintaa.doorasho ayay tagi cidkasta degaankeeda ayaa laga soo dooran doonaa

  18. Gaaljecel says:

    Kkkkkkkk ninkaan Wayne wax you qoray waa been la dhoodhoobay,marka qiyaaligii mareexaanka lagu yaqiinay ayaad meesha soo dhigteen

  19. Maxamed says:

    War bixintu 100% waa khalad waayo qoruhu isaga muuna tirakoobin dadka degen deegaanada waxa uu ka soo xigtay UN ka UN kuna wa’ayo. Ma nin ajinabi ah baa intuu yimid tira koobay dadka? Jawaabtu waa maya. Ee waxaa warbixintaa gudbiyay mareexaan iyo wixii la mid ah waa la yaqaanaa meelaha ay degaan maree xaan. Hadii aan u imaado dulucda, mareexaan waxba kuma leh degmooyinka. Luuq, baardheere iyo buur dhuubo. Qori ayuu ku joogaa. Mahadsanid. Taariikhdana did ugu noqda.

  20. cadaalad says:

    asc all bacda salaan ninka qormadan qorey wusaxanyahay runtii wuxuuna shegay si kore oo guud marka dhalinta runta looshegay diidan adiga orod oo sotira koob mareexan kismayo asaga ugu badan iyo ogaadeen sidan wax haloo qaybiyo hadii kale wax masoconayaan runta halagu dadalo wan diidnay soconmeyso dhalinta aan wadanki joogin kalya oo nala tira kooba wad mahadsantihiin dhamantiin qaas ahaan ninka arintan noo faideyay ad iyo aad ayad umahadsantahay walaal

  21. Siyaasi ga reer sade says:

    War meshan waxaa larabaah in ookiyaale naloga ligo yaka hat likara arinka kismanyo waxaa ubadan reer sade waxaku xiga galjecel waxa kuxiga majerten wakuxiga oramaleh waxuxiga xoogayar ogaaden ah odaga siinay marka is dajiya anigu waxatihin absamow ciyal kaygii ayaa tihiin marka ka soo taga tariika sotaga yaaha dagan waye arka

  22. ismail says:

    HORTA MAREEXAANKA JILIB LADHOHO ILKAYAR MAAKUJIRO WAA IGA SU AALE

  23. ismail says:

    NINKAAN IGA KOREEYO OO WATO SIYASIGA REER SADE AYAA IGU DHAHO ILKAYAR AANKA AHAY MAREEXAAN

  24. Hassan says:

    ilkayar waxaa laga wadaa absame ayaan qaybayaa

  25. Maxamad says:

    Asc dhamaan wad salamantihiin raga mesha xurtaysan. Salaan kadib. Waxu mahadal laiskadhahaa mise waa aqoon iyo aad uledihiin gobalada aydagaan marexaan. Waa su.aal

  26. axmed yare aargo kismaayo says:

    marexaan ayakismaayo dgan an ku qoslay , baardheere kulahaa , lolz jaamame,shiiqal yaaa dagto kulhaa kk away biyamaalki daganaa , buale ,oagden wa alla daga kulahaa lolz ,kan nin xanuusnas waye allaha caafiyo hadba kismaayo sacadaan an kula hadlaayo ana kusgugna sxbsare wlaao waad oagdenw aye maagalada dhan bro caadi iskadhigig

  27. saransoor grl says:

    alla maxay been issu sheegeen warhow af ood laguma yeesho dhul aan lalaheen laguma hello 1940s,ki ilaa iyo hadaad kuheli weydeen madaashan miyaa war gaaladan ayada danteeda wadata goormu nin kugumesta kuwanajin jiray, islayaaba o hanoqonani mididii somaalia halaageeda lo isticmaali lahaa walciyaadu billaah

  28. Ahmed says:

    walalayalow yan la isku dhicin dhulkaad wada sheeganeysan waa dhul majerteen wana ku aasanyihiin hada cid kasta waa ay la jihadayan oo dhulkooda ku soo hunguri yoota

  29. hayoone says:

    k.k.k.k.k aniga warkas maimaraayo somalia waxey dhahdaa ninkii xoog leh ayeey xaajo ufalantaa maana xawiye iyo majeerten waa is wadaas ee kismaayo halaga hor is taago maraxan maqaalkan qoray qalbigisa qabiil ayaa kaguxaayo k.k.k. Wala isbaran doonaa somalia waa eey istaqan prother

  30. dulidiid says:

    Ninka warbixintaan diyaariyay horta waa nin aad ukalay yaqaan dadka iyo dalka wuxuuna mudanyahay aword

  31. B,r,f,s abdikadir omar mohamed says:

    Kkkkkkk waryhe madhulkad kala garaneni misa xamasad qabiil aya ku qaday jamame sidee usisay shekhal jilib side usisay shakhal iyo jarer wayne kismayo sied usisayay waxad harti ku shegtay badheere side ugashegtay dorood duli kala baro dulka iska day hadaka anan micnaha lahayn jamame waxa dagu biyamaal iyo adeerka biyamaal dabaroobe jilib waxa dago 5 qabiil anan kala badnen kismayo waxa dago 4 qabiil anan kala liidan afmadobe waxa dago hajifu oo ogaden ah maxamed zubeyr quqanin sido kale bardheere waxadago raxwayn lesan iyo wax yar oo marxan ah baro intadan uska soqurin plz wayo waxa aqrineys umad far badan iskaday jacelka qabiiled

  32. asalkii ayaad .... says:

    ninkan waxa uu soo qorey shax fikirkiisa ah waana fikirkii hore 70% ayaa doorood yahay waana qarxey leynkaas tanina waa la mid gobolada jubooyinka well majory waa hawiye intalamana waa digil iyo mirifle xoog iyo xeelad ama siyaasadina iyaga ayey ka suurowdaa aan aragno hadii ay igad maamul ka sameynkarto jubooyinku waxa ay shidaaalka ka qaataan xamar maamulaan xamarka imaana jubo ka sameysmimaayo

  33. adan says:

    ninkan waa ila saxanyahay wayo horta waxan la iska indha tirin ayaa jira miyan isku diidanahay in jubalad ay kakobantahay 15dagmo waa maya jawabto hadaba miyaa la isku diidanyahay in gedo ugu dagma badantahay waa maya,hadaba miyan isku diidanahay in kismayo uu mareexan qabilada waa ween kujiro waa maya.marka su asha waxaytahay maxaa diidaya in marexan loo aqoonsado in uu number one kayahay juba lad? dee naga daya qabyada ilahay ayaa nala lehe hadi dagmo wax lagu qaybiyo iyo hadi dad wax lagu qaybiyo marexan wax meshan uga badan walan la heleene,

  34. Digil iyo mirifle says:

    Kaalay daarood ma rabo in aan wax ka sheego lkn, wxn idin sheegaya ‘assay’ la qorey wax laguma yeesho.
    Tan kale mxd uga hadli weysay goorta ay soo degeen dhulka aad isi siinayso.
    Meelaha aad tirisey dib u baar goorta uu soo degay daarood iyo sababta u soo degey, Iyo nink u ogolaadey in ay qaxooti ku noqdaan. Maalinti sida uu ugaley qaxootigiina waqooyi isxaaq maanta nalama sheegteen dhulkeena.

  35. cabdala birole boy says:

    aniga waxaan layabaa dadkan galtada ah kaso cararay ethopia iyo qoladaan labaad mudug kaso dulay oo cudurka kismaayo ku dacay waxaan idin shegilaa reyo inaa riiyo ku jirtaan, ogaden afmadow maba kaso sokeya mariixan mesha waxbo kama ahan, kismaayo waxaa iskaleh dad degan abdala birole kamjaroon beerxane abdidoore buula xaaaji yaaq bishaaro marka dadkas degaanka waxay kenaan malada caanaha iyo hilibka qoryaha oo muhiim u ah nolash dadka degan kismaayo waana reerka cormale.

  36. axmed says:

    Dhamaan waan idin salaamay inta miyarka qabto iyo inta kalaba marka aad fiiriso war bixintaan waa been aan sal iyo raat lahayn waayo tuuladii aan ku dhashay ayuu mareexaan iyo ogaden u qaybiyay tan kale. Saansaanta muuqato ma wanaagsano waayo daarood iimaanka yuusan iska qaadin waan naqaanaa daarood wuxuu galo oo meel uu ku fcnyahay aniga kolay ma garanayo dhan dagaal dhan wax quur ama wax wada qaybi. Kolay casharkii 1991 iyo kii 2006 uu amxaaro watay wax ha ku qaato hawiye waa dad wax ogol oo daarood oo duur joog ah oo hadoo la doono somliya laga saari karo ayuu wali wax u ogolyahay

  37. turquto says:

    waa dad dulkoda aan ku qanacsaneen kaso dulay ethopia iyo bare iyo mudug lakin waxaa mesha u haraayo dadka degaanka ah geloda daqaya wayaanta ee waxbo hala yabin hadu beerxani shegtay waxaan lenahay waxaa jogaa dadki lahaa ee sidas degaan maku noqonaysid ee marti sharaf leh noqo ee shegashada jooji.

  38. aadan noorad says:

    adeera yaalow ilmihii aan dhalnay shagaashan ki ayaad doonaysaan mar kale kuwo aan abe lahayn in aan dhalno ha naugu ka lifina ilmo aabe la aan ah in aan idiinka dhalno sidii 1990 oo kale tan kale kan waxa soo qoroy soo baro wadanka marka hore tan kale waxaan ku sheega marka aad sas wax u qaybinee habartaa maa ku leh meeesha tan kale mise wwaxa tahay kuwii aan horey usoo sheegay oo aan dhalay ama aan dhalnay 1990 danyeer baa tahay ogaaden kuwaan aqaanay ma ahan mariixaan kuwii la yaqaanay ma ahan majeerteen ha ka reebin kuwii duhur cad kismaayo aan ka waday ma ahan ilaa kaakumo keenyaan ka ilmaaha ka dhalaay ma ahanoo waxaad dhulka siinee ader waan naqaan taariiqda wadanka buntalan markay asasantay marki u dhintay halyeeygii maxamed faarax caydiid ka hor meel ku sheeg darood iyo itoobiyan iyo kenyaankan sanka weyn

  39. wiil mareexaan says:

    Kkkkk waxaan ku qoslay ragaan waxay qoreeen coments wax ka qoray hawiye is hawiye. Waligiin dagaal caqligiina kama weynaada miyaa laakiin hal arin ah waan inku raacsanahay hadaanahay sade jubooyinka in absame maaynoorti ka yahay. Anaga iyo hawiye jubooyinka waan ku heshiin karnaa liikiin OGADEN. Xabad keentay waaye. Dhinacna aan ooga soo jeesano awalba oromo ayay ahaayeen qashinka

  40. Absame says:

    100 sano kadib xitaa madhici karto taasi sxb.

  41. Punlander boy says:

    Waxa ila yaab ah daarodka waxa isku diray majeerten iyo ogaaden lagaray way ogyhin daarod nimada lkn marexan ma hawiyu noqday,,alow ya u shega marexan iy6 hawiye inaysan majerten0kaliya iska celin karin,,hadi kablalax darod oo dhan ay halgrb noqdana ay somalia o dhan qabsan karan

  42. alcadaala says:

    dadka soomaaliyeed waxaa dhafoorkaas u yeeley dhiiga qurunka ah ee qabyaalada war umadihii dunida idinkula nooleed dayaxey tageene darinta ka kaca duf ku baxee soomaaliya waxaa ugu kibir badnaa ajuuraan waa la jabiyey biyomaal waa la jabiyey jiido waa la jebiyey gelladi waa la jabiyey dowladii siyaad baraa u dambeysey iyadiina waa la jebiyey wixii ka soo harey waa is dila is daaya ilaa ajnabi gabdhihiina guursadeen ufaa calleek

  43. Waa I says:

    Walaal qoraaga waxaan leeyahay waadadaashay laakin an kuusaxo mariixaan gada ayuu degaa kan kismaayo degana wuxuu lamidyahay kan baydhabo degan majeerteena waa sido kale ogaadeena afmadow kismaayana hakusoo dhawaado waa magaalo SHEEKHAAL.

  44. Abdalah says:

    Asc dadka meesha iskugu yimid ama maqaaladaan qorey wax miyirkoodu taam yahay ama masuul qaadikara ninka magiciisu yahay alcadaalan kamilicsadey intakale waa moogiyo miyir laawe iimaan la.yo mowdkii walaalkood kuwii loomakansadey

  45. Wiil marexan sade says:

    War hedhe waa maxey murankan aan dhamadka laheen yaa kismayo marexaan ku haysto 75% marexan ayaa iska leh tusaale bilicda magalada iyo istarajidiga magalada kismayo waxa dagan mrsde qurbo jogta marexan ayaa dhiseen guryaha aragtay hubki marexan baa yaalo dadka indhaha istirayow indhaha kala fura hadii kale wa inoo xabad waadna itaqanan mar hadan xanaqo ogow horta gedoland xaga dhig taa way iska cadahaye

  46. Ilhaan diini says:

    Asc kuligina wad wada salamantihin salan kabacdi walaliyal runti alah s.w. Ayaa nagu jcl lkn ila iyo hada wax marexan mamulka jubaland oga badan waa la.ayahay that’s why coz marehan itz largest calan of somalia n0t even darood imaging marehan waxu xukumay wadanka 21yerz marka waliyalow eeba ka baqa wixi hore oo cuqdad ahaa ka soo taga hada mamulka dadka dhahayo anaga kubadan hada hadii la yirahdo hala tiro koobo santuuq codka halagu bixiyo maku qanacsantihin anaga wan ku qanacsanahaye?

  47. nageeye says:

    KISMAAYO WAXAA LEH DADKA QORYAHA IYO RAASHINKA IYO CAANAHA KEENA.
    YAA II SHEEGI KARA DADKAAS?
    WAA GAALJECEL, COWRAMALEH, SHIIKHAAL,BAAJUUN.
    LAAKIIN INTA KALE WAA DAD XOOG KU SOCDA.
    OGAADA MAGAALO WAXAA LEH NINKA RAASHINKA KEENA EE MALAHA NINKA DUKAAN KU HEYSTA AMA MEHRAD KA FURTA.
    SOOMAALI TAAS AYEY ISKU FAHMI LA,DAHAY
    BAL U FIIRSO HARTI AMA MAJEERTEEN WAXAY KA YIMAADEEN PUNTLAND OGAADEEN WUXUU KA YIMID KILILKA SHANAAD IYO NFD AMA KENYA.
    HADAAD XASUUSATAAN DOWLADII 1960 OGAADEEN WAXAA KA MAMNUUC AHAA INAAN XUKUNKA LAGU DARIN MAADAAMA AY YIHIIN DAD AAN SOOMAALIYA DEGIN OO DHULKOODU XOR AHEYN MAADAAMA AY DEGAAN NFD IYO SOOMALI GALBEED LABADAAS QEYBNA AANEY XOR AHEYN.
    UJEEDADU WAXAY AHEYD HADII XUKUNKA WAX LAGA SIIYO DHULKOODII AYEY KA SOO TAGAYAAN.
    SIDAA DARTEED WAA IN DHULKOODA LOO XOREEYAA SI AY XORIYAD UGU NOOLAADAAN MAANTANA WAXAY TAAGAN YIHIIN KISMAAYO AYAAN DEGNAA WAA YAAB.

  48. wiil gaaljecel says:

    qoraalkaan ninkii qoray waxaan leeyahay wax badan ayuu la weecday

    marka qoraal wax mataree waxii jira unbaa loo tagaa somali beel beel mishii ay leheed ka rartay majirto hadii uu dagaal dhaco qolaba maalin un baa la riixaayay yaan lis daalin dadka kismaayo u hanqaltaagaayow ka jooga mara aadan leheen mara kuu noqonmeyso

  49. Ills case says:

    Reerka sheeganaayo kismaayo waxaan leeyahay Mel fadhiiso.kismaayo waa dhul ka Tirsan xamar.somali waa is Taqan. Nin kaa xog badan, Kaana Hunguri Inu kismayo ku daayo waa waxaan dhici Karin. Waxaan ka mana facad Sanenaa dhulkena kismayo. Gaaljecel, shiikhal, cormale’jareer,Bajun, dagoodi, warda,raxanween,tuni,gare,ujuraan. Cilqabe Langab

  50. Ills case says:

    Neefkan kor shaxda ku qoray fiiri. Magaalada kismaayo waa dhul hawiye . Hawiye waa dad badan oo xarfaan ah,geesiyaal ah, dagaal wax is dabs Marin ku hormaray.wasirka kowaad hadduu Dallas la dhisiwaa.yaan la Odin gaadin ku kaa to xeryihii ad ka timideen. Ogaden Miyaa dagaal yaqaan.gabogood waa hawiye waran bixi waayey soda tattooed a sheegtay

  51. DARWIISH says:

    KISMAAYO WAXAA LEH AJI WAA DADKA MAANTA HAYSTA BAL NINKII DAGAAL WAXKUQAADAAYA HADA HA YIMAADO TEEDA KALE HAWIYE HADUU DAAROOD KA ADAGYAHAY WAA 2013 HASOODUULO WELCOME NINKASTA GAALO DABADA WAA WUULAGALEY

    • Samiraa says:

      Maxaa ajinabiga uu wadataa hee ? Kaliga is keen!! Mida kale adoo raali ah dhulkaaga ee Isaaq ka heysta soo xoreyso kismaayo iyo jubboyinka ha kuu danbeyso !

  52. wiil sheekhaal. says:

    Asc.
    maxaa la isku xabeebinayaa cida kismaayo iska leh ama deegaanka ku xeeran waalayaqaana.
    dhul boobka dadka wada ee Daaroodka.
    waxaan leeyahay imaanka hasika qaadina dhulkaas ma dagtaane hadii kale xabad baa afka la idinka galinaya.
    HORTA MAGAALO YAA ISKA LEH.?
    WAA INAAD TAA IS WEYDIISAAN INTAYDAAN IS DAALIN.
    WAXA LEH DADKA MAGAALADA KU HAREERAYSAN OO KEENA XAABADA IYO CAANAHA OO UGU DHAW BALADKA.
    QAABILADAA WAXAY KA KOOBANYIHIIN.
    1.SHEEKHAAL.GAALJECEEL,CAWRAMALEH,BAAJUUN,WARDAY,IYO DIGIL MIRIFLE,BIIMAAL,JARERWEYNE.
    GARRE,IYO DAGOODI.AJUURAAN,TUNNI
    DHAMAAN BEELAHAN WAA DEEGAAN.

  53. wiil sheekhaal. says:

    SAQASHAAN WAAXID MAREEXAAN WAAYE NINKA QORMADA QORAY SIDA KU CAD.
    OO YIRI 70% MAREEXAAN AYAA DHULKA LEH.
    TAASI WAA SUAAL DAWEYNOO MADAXA DAALINEYSEE.
    KKKKKKKKKKKKKK

  54. Wiil Hiiraan says:

    Nikii hadlayaaba hayska hadlo raxan weyn waxay tiri af – waaku ee maay laka aamee hadii hadal iyo media laga booteeyo aad kismayo ku yeelan doonto waa laysla joogaa hunufyadii daarodow war hadii uu dhul idinka maqan yahay maad soo xuretsataan kan xooga laydin kaga haysto gobolada sool iyo sanaag ee simaliland xooga ay ku maamusho maad soo dhacsataan waa adinka kismaayo dabada usoo qaadayo waad ogtihiin raga meesha leh waa ragii 1991 casharka lama ilaawanka ah kuu dhigay marka sxb dhul aadan lahayn inta laguugu Dili lahaa oo marlabaad lagugu celin lahaa xeryihi dhadhab iyo kakuma meel iska fariiso kismaayana waxaa iskaleh sxb dadka xaabada caanaha iyo cawska keena sida Gaaljecel Shiiqaal cawrmale Dagoodiye baajuub wardaa tuni digil iyo mirifle.

  55. abdi ahmed dhagacade says:

    jubooyinka dad badan ayaa daga lkn waxaa ugu badan hawiyue sheekhaal ogaadeen mareexaan iyo wixii la halmaala lkn nimber one waa sheekhaal wana dadkii loogu tagay kismaayo iyo gobolada jubooyinka

  56. Xasaan says:

    asc danbigiina alle ma cafiyo inta aan ka hayn alcadaala ka bacdi waxaan idin sheegayaa somalidu wax ay tirah daa dhar aadan lahayn dhaxan kama celsho marxexan 1997 ilaa 20013 waxaa ay dhisayeen kismanyo kismanyna wax ku lahan majeerteen ilaa 1967 wax ay dhisayeen kismanyo ogadeen ayagu ijaar bay ka gali jireen kisnayo oo iskuma hawli jirin dhisitaan iyo waxii la mid ah xamarba meeqa lagu dhisayay iskaa wax u qabso yaa la sheegan kara hirab yase wax uga ogol yahin magaalo waxaa iska leh ninka cawska iyo qor yaha iyo canaha iyo hilibka ku gado fadlan yaan lagu mashquulin kismanyo iyo dhul aan la lahayn ee dhulki agagnaa eed ka soo carateen u kaxayta riyaha aad kala timadeen waad og tahin xoloha mesha ay san aqoon kuma noloan karaan dad kuna waa la mid odaysha mareexan ee ka yamid abud waac yasan kanecadu ku dilkin gosha kkkkkkkkkkkk ogadeena waxaan dhihi lahaa gumaysi wali kama xoroobin iyo am xarkaan kuu shegayaa hadan i sinin shaxaad awal rufiyano ayad ahaydeen jaajuuse shaqadinii wax khaban karahi ma jirane garisa iyo jig jiga ku labta xukun aad dad xukun tan ba waxaa ugu horeeyay kan hada jig jgiga fadhiye ee mile sanwi talada u dhisaye walane ma sanawi baa is tahila in la xasuus markuu dhin tayna waa la ogaa baroortii ka dhac day jig jiga abe ma dhibiman baad ku ogay seen carabkiisi baa qoyan fakir kiisii baa dhaqan galay ufaa caleeg war xishooda oo joogiya dhul boobka daroodoow hadii kale sidii la idin yeeli jiray baa la idin yelayaa kkkkkkkkkkkk hede waa sidii hore 1991 xasuus tas baa idin hor tala gab dhahiina kinyatigii baa sidii yeeli doona oo aan maqal nay

  57. Axmed yare says:

    Waan idin salamay dhaman dadka mesha raayigoda ka dhibanaya mid miir qabo iyo midan miir qabinba lkn waxad u badan tihin miir lawe ok horta ninka qoralka qoray wu saxan yahay wana nin dalka iyo dadkaba kala yaqano marka ninkii didi laha iyo ninki ogalan lahaba arinta wa sida e lasocda

  58. garjante gaaljecel says:

    alle dabaalsanaa daaroodka aryaada waxaan idin sheegayaa , ninka geesiga waanu isla joognaa , haday la tahay daarood in gaaljecel iyo cowrmale oo isla dhashay oo ahaaa geesiyaasha kismaayo , daarood oo dhan oo ay ka mid tahay majeerteen mareexaan iyo absame ayaa ku tashaday sanado ka hor in ay ka saaraan gaaljecel iyo cowrmale kismaayo , makula tahay ninkii gumeystaha talyaaniga ka ogalaan waayey in uu gumeysto ka ogalaan waayay miyaa ka ogalaaanaya daarood xun , ka dib ayaa la galay waana ay ku baaba,een daarood mana ka bixin gaaljecel , weyna iska dhiciyeeen , abti meeshaan baryo ma taalo waxaan kaliya sugayaa in kenyaati uu baxo ka dibna waa lagu kala kacayaa kismaayo waayo gaaljecel yeeli maayaan arinkaaa waana ballan arinkaaa , just hadda kismaayo ayaan joogaaaaaaaaaa daaaroodna fuck fuck , daaroodow midna niyada gasho waligii kenyaati kula joogi maayo ee awood isu soo yeeek

  59. garjante saransoor says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abti daarood weynu is ognahay maxaad waxaan ka qoraysaaaaaaaaaaaaan dagaalkii muddo ka hor laga tashaday ayaa hadda dib u soo kicideeen beesha gaaljecel waxaad ka filataaan waa dagaaal

  60. jamaaame says:

    wartag doqonxunoo ewerkiisa baatahaye kasoo qoray qoraalkan waa mid qabyaalada kujajabtay duli jamaame biimaal ayaa iska leh markaadleedahay shiikhaal iyo jareer wayne ma hawiyaad kusasabaysaa hadalkaas xaee geysey qaweys iyo gaadsan hooyadaa iyo daarood wecelkaatahay cun hawiye iyo dir daarood halaykugu geeyo boosaaso kadibna bada halagu shubo waa gaalo madmadow hooyadiina carabaa nahay kawasa hadaa carab tihiin maxaa jubooyinka inkeenay

  61. Ahmed yare says:

    Kkkkkk iqiyaarta wan idin salaamay salaam kadid marka koowbaad Horta waxaan aqriyey ninka wax soo qoray sida uu wax usoo qoray kadibna waxaan isku dayey in aan dhamaan aqriyo commentska dadka ama fikradooda aqriyo si aan ufahmo sida wax usocdaan fikradaydana si fiican Uga diibto. Hadaba aanka hadlo fikradayda Horta ninka wax qoray nin dadka tiriyey majiro Laakiin sida wax uu uqoray waa sax AMA waa udhaw dahay sababtoo ah 15 dagmo gedo oo bar ah mareexaan baa daga kuwa kalana wax Bayka dagaan. Ok hadii aanka hadlo commentska daka waxaan arkay niman iska qaylinaayo oo ninkii hadlaaba iska hanjabaayo runtii taas anigu waxaan u qaatay calaacal ninka ragaahi AMA geesigu iskama hadlo ee wixii ficil buu sameeyaa sida aad aragtaan dadka commentska korku qoray badanaa hadaladooda waxaa ugu badaa oo ayka hadlayeen 1991kii taas macneheedu wuxuu yahay taariiq kahoraysa malahan oo hadii ayleeyihiin ayagaa ka hadli lahaa intaas innaan usii dhaafo marabo . Hadii aan waxyar ka taabto 1991 Horta taariiq da ninkii garanaayaa baa garanaayee dagaalku ma aheyn hawiye iyo daarood waxaan dhihi karaa daarood ka dhex diisa baa diri raayee hawiye ciduba ma ogayn sababtoo ah ninkii ugu horeeyey oo xabad rida AMA mucaarad wuxuu ahaa daarood Abdullahi Yusuf Ina cumar jeesna ilaa afjooye waa tuu qabsaday marka hawiye ciduba ma ogayn meesha daarood baa isku luqma goroyey naayey markii danbana waa Tay wadankii ku xaareen oo nin walba wiilkii sii iyo walaalkiis dilay oo ku nasiibso ka dhacday ilaa aqli majiree

  62. gurbaa says:

    ninyahow darood darood aya naguwarerisene darood ya dhalay sidisaba. Marunbaa inuu darood ay dashay gabar donbiro ladhaho aabaheduna dir ladhihi jire. Marunba in darood u wecel u ahaa? Awowgaa hadu wecel yahay adigase maxad tahay, wecelaa mise? Igajahil bixiya. Telxa maqabil baa mise way raay?
    Qabil ma wax lodhasha mise wa wax lashegto.
    Ugu dambeyn dirdii jubaland dageyse aawaye.
    Lastly qabil waa useless, wana fake qabiladan somalia lagashegto. Kali waxa jira qaran somalia ladhaho an kufana kan.
    Hadi qabil kufanto waxad noqon.
    1. Nin wax usan udhalaninin shegto.
    2. Ama wecel ku abtirsaday
    3. Nin lagatirabadanyahay.
    Aan turno qabil

  63. cawil says:

    war wax aan idin sheego beel kamid ah beesha haweiyeaadergan jubooyinka sida beesha gaaljeecel oo wallahi run ahanti ugu badan dad ahan iyo degaan ahan

  64. Abukar says:

    Gaaljecel. Hiiraan, wanlawayn. Ayaa deegaan u ah oo. Xoogaaga kismayo jooga geel. Raac waaye, shiikhaalana. Deegaankeeda Waa. Kilika 5aad ee ithobiya. Ninkii. Intaas dood ka qaba ha iga soo Waco telefoonkaan. 00442085676432

  65. hasaan says:

    abuubakar muu ciyaarayaa mise wuu kharibanyahay. miyuu iska indha tirayaa sheekhaashta dagan jubooyinka sxb wax hubso marka here marka danbana ka hadal dhabta

  66. saakow says:

    waxaan layaabay beenta gobalada koonfurta yaa ubadan waxaa u badan daarood iyo digil iyo mirifle yaa dago shabeelade hoose waa degelmirifle iyo beemaal sax yaa dago jubada hose waa ugaden iyocormale gaaljecel iyo tuni tuni waa digil yaa ubadan daarood sax jubade dhaxe yaa dago ogaadeen iyo digil mirifle sax gedo yaa dago mareexaan iyo digil mirifle sax yaa dago bakool digil mirifle sax yaa dago bay digil mirefle sax hadaba yaa ubadan lixdaa gobal runtee hadee loo hadlo 1 waa digil mirifle 2 daarood sax hobiya shaqa kuma laha waa digilmirifle iyo daarood madaxweenaha waa inuu noqdaa digil mirifle ku xigeenka waa mareexaan ama ogaadeen

  67. Gabar gaaljecel says:

    Asc dhamaan umada soomaliyeed horta hadi an fikirkeyga ka hadlo kismayo waxa dago laguna yaqana marexan gaaljecel majerteen cawmale shiiqaal lakin ogaden sheganayo kismayo wa ii hada 2013 waxan filaya ogadenka inlamarin hababinayo wayo dhul an dhulkaga ahen dhul kuma noqdo inkasto ad tahay somali somaliyana an lakala laheen o mesha rabto ka dagi karto ma ahan in ad amartagleso o magalo adan laheen ku booteso




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...