Dhagayso: Faroole oo u hanjabay Ganacsatada Boosaaso

Cabdi Raxman Sheekh Maxamuud (Faroole) hogaamiyaha lagu kacsanyahay ee Maamulka Puntiland ayaa waxa uu ugu hanjabay ganacsatada ka diiwaan gashan deeganka uu kataliyo in uu tilaabo ka qaadayo hadii ay qarashkooda ku taageeraan Kooxda Shabaab.

Faroole ayaa yiri xilli uu lahadlayay ganacsato uu lakulmay, “Hadii aad ganacsatadiinnu taageertaan Shabaab aniga iyo maamulkeygu ciqaabta aad leedihiin ayaan idinku qaadeynaa”.

Waxa uu intaa raaciyay, “Maaamulkeyga kutaageera lagactii aad Shabaab sii laheydeen”.

Hanjabaada Cabdi Raxman Sheekh Maxamuud ayaa imaaneysa xilli la’aaminsanyahay in Shabaab Saraakiishii ugu sareysay iyo dagaal yahanno badan oo kamid ah ay ku dhuumaaleysanayaan deegaanada Puntiland kadib markii inta badan koofurta Soomaaliya dagaallo xooggan oo dowlado badan kaqeyb qaadanayaan looga furay.

Hogaamiya Puntiland ee deegaanada uu kataliyo mucaaradid ba’ani uga furantay kadib markii uu shaaciyay in uu kororsaday sanad dheeraad ah oo uu maamulayo ayaa waxa uu bilaabay tilaabooyin uu ku caburinayo dadka deegaanka sida ay qabaan kooxaha diidan waqti kororsigiisa.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. WADANI says:

    midkaan dhiiga islaamka ayuu kunoolyahy mustaqbalka waxuu ku bixi doonaa gacanta islaamka yahuud aloow islaamka usoo gacan gali insha alaah waxaan ku jirnaa istaafkisa waxaan nahy alshabaab asaa ka warbogi doona




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...
Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...