Dhagayso: Ganacsatada Boosaaso oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Faroole

Iyadoo uu sheegay Madaxwaynaha maamulka Puntland Faroole in qar kamid ah ganacsatada Magaalada Boosaaso ay taageeraan Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa waxaa arintaasi ka hadlay ganacsatada gobolkaasi.

Qaar kamid ah Ganacsatadda ku dhaqan gobolka Bari ayaa si kulul uga Jawaabay hadal xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Faroole uu ka Jeediyey Guriga Madaxtooyadda ee Boosaaso.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Farole ayaa ku dhaliilay Ganacsatada Puntland gaar ahaana kuwa gobolka iney ka gaabiyeen ka qeybqaadashada Mashaariicda horumarineed ee ka socota magaaladda Boosaaso sida dhismaha Garoonka diyaaradaha iyo Dekedda weyn.

Halkan ka dhagayso hadalkii Faroole

Ganacsade Maxamuud Faarax Bile oo ku hadlaayey Afka Gacsatada gobolka Bari xili uu ka hadlaayey Xaflad lagu taageerayey Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Mashaariic badan ay ka qeybqaateen mudada uu Madaxweynuhu joogay Xafiiska iyo iney ka qeybqaateen arrimaha bini’aadamnimadda.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Kismaayo_iyo_Garoonka-620x330 Dhagayso:- Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo ku baaqay in la iska celiyo Maamulka Axmed Madoobe
- May 26, 2013
Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa isla ...
axmead-madowbe Dhagayso:- Taageerayasha Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho.
- May 26, 2013
Taageerasyaasha Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay ...
Taliska Ciidamadda Xogga dalka by saadaal Dhagayso:- Saraakiisha ugu saraysa Ciidamadda XDS oo Maalintii labaad ku Xayiran Garoonka Kismaayo.
- May 26, 2013
Waxaa malintii labaad ku xayiran Garoonka Axmed Gurrey ee Magaalada Kismaayo Taliyaha Ciidamadda Xogga ...
Caabudwaaq (O Dhagayso:- Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay rag dad kusoo laayay Kilil5aad
- May 26, 2013
Ciidamadda Amaanka degmada Caabudwaaq ayaa gacanta kusoo dhigay rag kasoo baxsaday Xuduuda Ismaamulka Somalida ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Kulan lagu Taageerayay Warmurtiyeedkii IGAD oo Kismaayo ka dhacay.
- May 26, 2013
Kulan ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen qaar kamid ah ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso:- C/naasir Seeraar oo Shir Jara’aid Kismaayo ku qabtay, si kululna u Weeraray Siyaasada Dowladda ee Jubboyinka.
- May 25, 2013
Maamulka Jubaland garabka Axmed Madoobe ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso+Sawiro:- Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka dhacday Kismaayo, iyo Dowladda oo edayn loo jeediyay.
- May 25, 2013
Shir maanta ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah ...
DSC02544-125x90 Dhagayso Dabaal Dagyo kasocda Magaalada Adis Ababa kaas oo ku aadan 50 Sano guradii kasoo Wareegtay Aas asaskii Midowga Afrika
- May 25, 2013
Waxaa ku sugan Maagaalada Adiss Ababa Axmed Maxamed Cali Caano geel oo katirsan Codka ...