Dhagayso” Maamulka Ahlusunna oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay gobolka Galgaduud

Maamulka Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka arimiya qaybo kamid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan labo beeleed oo walaalo ah ku dhex maray deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud.

Sheekh Cumar Maxamuud Mahad “Alle” oo kamid ah saraakiisha Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa ugu baaqay beelihii dhawaan dagalku dhex maray in ay dagaalka joojiyaan isla markaana ay iskugu yimaadaan meeska wada hadalka.

Wuxuu tacsi u diray dadkii ku dhintay dagaalka wuxuuna ugu baaqay inta kale in la badbaadiyo dagaalkuna uu meeshaa ku ekaado si dadkale oo muslimiin ah ugu geeriyoon.

Sheekh Cumar ayaa ugu baaqay wax garadka kasoo jeeda deegaanada dagaalku ka dhacay in ay u guntadaan sidii ay u joojin lahaayeen dagaalka,isla markaana malayshiyaadka dagaalku dhex maray xal waara la dhex dhigo.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

kis (2) Dhagayso:- Siyaasiga Xuseen Caraale “Kismaayo waxa ka dhacay Doorashu laguma Tilmaami karo”
- May 18, 2013
Siyaasiga Xuseen Caraale oo kamid ahaa ragii la kulmay Waftigii IGAD ee ku sugnaa ...
Hassan-Sheikh-Mohamud-with-Mahbub-374x300 Dhagayso:- Maxbuub Macalin “IGAD diyaar ayay u tahay Xal u helida Jubbooyinka”
- May 18, 2013
Xoghaya Guud ee urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin oo Shir Jaraa'id Muqdisho ku qabtay ...
Fartaag Dhagayso:- Gen Fartag “Hadda Wixii ka danbeeyay waxaan galaynaa soo xulista Baarlamanka iyo Wasiirada”
- May 18, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa ...
Barre hiiraale (4) Dhagayso:- Jubbaland Hal Madaxwayne ayay leedahay, waana Barre Hiiraale
- May 18, 2013
Kismaayo ayaa wajahaysa Madaxwaynayaal Farabadan oo mid walba markii aad la sheekaysato uu kuu ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo oo sheegay in loo doortay Madaxwaynaha Jubbaland
- May 18, 2013
Cabdi Baalle Xuseen Guddoomiyihii hore ee degmada Kismaayo Xiligii Isbahaysigii Dooxadda Jubba oo lasoo ...
images (1) Dhagayso:Duqa Degmada Gaalkcyo oo ka Hadlay Xaalada Gaalckyo
- May 18, 2013
Duqa Degmada gaalkcyo Coll Axmed Cali Salaad ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada iyo Hormarka ...
images Dhagayso:Cabdinaasir Badal Khalaf “Dowladu wa Inay Kadayso Kismaayo Arimaha Gaarka ay kadamacsantahy
- May 18, 2013
Isuduwaha Wasarada Warfaafinta gobalka Mudug ahan Xubin katirsan Dhalinyarada Puntland ayaa Dowlada Fadaraalka ee ...
images Dhagayso:Maraakibta Shisheeye oo Laga Cabanayo kuwaas oo Jiriif Xoogan ku Haya Xeebaha Puntland
- May 18, 2013
Deegaan Xeebeedka Garacad Ee Gobalka Mudug Oo uu Ka Bilowday Jariif Xoogaan Oo Mariib ...