Dhagayso: gollaha Malaqyada Digil iyo Mirifle oo sheegay in aysan aqoon sanayn maamul loo sameeyo Jubooyinka

Waxaa kulabn ky yeeshay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo Gudoonka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, iyo sidoo kale qaar kamid ah wax garad kasoo jeeda beelaha digil iyo mirifle kulankaasi oo looga hadlayay Maamul u samaynta gobolada koonfur galbeed Soomaaliya.

Malaaq Cali C/rixmaan “Malaaq Shiine” oo la hadlay Warbaahinta Saadaal Media ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ay kala hadleen Madaxda ugu saraysa dalka.

Wuxuu sheegay Malaaqa Beelaha digil iyo Mirifle, in ay kala hadleen Madaxda dalka sidii maamul midaysan loogu samayn lahaa deegaanada koonfurta Soomaaliya, isla markaasina aan maamul kaliya loo samayn gobolada Jubooyinka.

Malaaqa ayaa sheegay in la isla afgartay 6da gobol ee koonfur galbeed Soomaaliya in hal maamul loo sameeyo isla markaasina aan maamul kaliya loo samayn karin Jubooyinka.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. Shafici says:

    Fuck you raxan weyn baay haku deqdo hadi kale cil udhimo adi xasan culusow

  2. Hassan says:

    Koonfurgalbeed xitaa Gedo way sheeganayaan yaab!!!!!!!

  3. ismail says:

    WAAYAAB RAXANWEYN MAREEXAAN HOOSTA GASHAN RABTA IYAGOO SOOJEEDA

  4. Siyaasi ga reer sade says:

    Aqoon si at aqon satan la idin kama bah no imel idin le ak jooga raxan way mataqano dheeshan waxat tihin iska hat layaal dabala gelay boqol kutahay

  5. Dadyaqaan says:

    Waxan halkaan kacadenaya una shegyaa dad aan aqonta dheradka ulaheen besha digilmirifle in ay tahay dhaladka smliyed lana yaqaano mesha ee kadagto iyo inta gobel ee sagto iyo hanta smlida dhan ee kufaneso in iyaga ee hestaan taasina eeba oo kugaladeystay weena ka go antahy in mamul aysameestaan sidaasi ha loo ogaado by

  6. Ali yurkut says:

    Ninki dhimanayo hadhinto lixdaas gobal waa in loo samayo mamul adag sidokale waxan dadka ubartey dhul uusan lahayn kaqarabto waa laisku jojaa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

qarax_undp_1 Dhageyso:- Maxaa kala socotaa tirada Shacabka ee ku geeriyootay weerarka ka dhacay Muqdisho
- Jun 19, 2013
Waxaa soo baxaysa tirade dhimashada iyo dhaawaca ee soo gaartay dadka shacabka ah, taasi ...
qarax_undp_4 Daawo Sawirada weerarkii ka dhacay xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
                                       
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Xukuumada oo Faah-faahin ka bixisay weerarkii Al-Shabaab ee Xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xugeen Guuleed oo tagay halkii ...
caasimada-muqdisho (1) Wararkii ugu Danbeeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
Waxaa degan xaalada xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo maanta ay kudhawaad hal ...
Galmudug-Logo-150x150 Dhagayso:-Gal-Mudug Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawaan Gaalkcyo lagu Gowracay
- Jun 19, 2013
  Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka Wasaarada Warfaafinta iyo Gal-mudug Axmed Maxamed ...
14193 Dhagayso:-C/naasir Seraar oo ka hadlay Xaalada Cafimaad ee Coll Raader iyo Amaanka Kismaayo
- Jun 19, 2013
  Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seraar oo Saadaal Media  la hadlayeey ayaa ka hadlay Xaalada ...
a_9821 Dhagayso:- masuuliyinta Puntland oo sheegay in Hawada u so galay TV Puntland
- Jun 19, 2013
Sida u wariyaasha u xaqiijiyeey afhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi Libaax Joore wuxuu ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos-225x145 War deg deg ah Al-Shabaab oo weraar Ku qaaday Xarunta Hayada UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa maanta Weraar Xoogan ku qaaday Xarunta hayada UNDP ee Muqdisho halkaas oo ...