Dhagayso: Kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho hay’adaha gar-gaarka iyo Wasiirka arimaha gudaha.

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho hay’adaha daneeya arimaha Soomaaliya iyo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Gulled  ayaa waxaa looga dhawaaqay yabooh loo samaynayo dadka ku dhibaataysan Soomaaliya.

Madax u hadashay Hay’adaha gar-gaarka daneeyo Soomaaliya ayaa sheegay sadexda Sano ee soo socota in ay ka cabsi qabaan dhibaatooyin dhanka nolosha ah.

Ku simaha dhinaca bini aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay jiraan qabad u baahan in wax laga qabto sadexda sano ee soo socota.

 

:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2012/12/war-naciimo-kulanka-wasaarada-rimaha-gudaha-.mp3]


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso+Sawiro:- Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka dhacday Kismaayo, iyo Dowladda oo edayn loo jeediyay.
- May 25, 2013
Shir maanta ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah ...
DSC02544-125x90 Dhagayso Dabaal Dagyo kasocda Magaalada Adis Ababa kaas oo ku aadan 50 Sano guradii kasoo Wareegtay Aas asaskii Midowga Afrika
- May 25, 2013
Waxaa ku sugan Maagaalada Adiss Ababa Axmed Maxamed Cali Caano geel oo katirsan Codka ...
images Dhagayso Maamulka Degmada Awdiinle oo ka Hadlay Amaanka Degaankaas
- May 25, 2013
Maamulka Degmada Awdiinle ee gobalka Bay ayaa ka Hadlay Xaalada Amaan ee Degmadaas Gudoomiyaha ...
8_28 Dhagayso+Sawiro Wariyaasha Puntland oo lo Tababarayo tebinta Doorashooyinka Puntland
- May 25, 2013
Waxaa Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland ka Furmay Tababar lasiinayo Wariyaasha Puntland kuwaas ...
SONY DSC Dhagayso+Sawiro Nabadoonada Gobalka Karkaar iyo Bari oo Baaq Kasoo Saaray Xaalada Puntland
- May 25, 2013
Shir Balaran ayaa ka Furmay Magaalada Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar kaas oo ay ...
Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport Dhagayso:- Axmed Madoobe “DFS Waxaay Kismaayo ka Abaabulaysa Dagaal sokeeye
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland ayaa DFS Ku edeyeey In ay kawado Magaalada Kismaayo Abaabul Dagaal sida ...
images (1) Dhagayso Dabaylo Khasaaro gestay oo ku Habsaday Magaalada Xingalool ee gobalka haylaan
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobalka sanaag ee Maamulka Puntland ayaa Caawa Saadaal Media uga Warbixiyeey Dufaano khasaare ...
IGAD Halkan ka Akhriso Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirka IGAD.
- May 25, 2013
Waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban shirkii ay Urur goboleedka IGAD ku ...