Dhagayso: Prof Jawaari oo Faah faahin ka bixiyay Safarka Madaxwaynaha

Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka warbixiyay Safarkii Madaxwaynaha soomaaliya uu ugu ambabaxay dalka Turkiga.

Jawaari oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa tilmaamay in socdaalka wafdiga Madaxwaynaha ay tahay sidii dowlada Turkiga uu kala shiri lahaa soo noolaynta xiriirkii qotada dheeraa ee u dhaxeeyay labada dowladood.
Wuxuu hadalkiisa intaa ku daray Gudoomiyaha Baarlamanka Jawaari in labada dhinac ay ka wada hadli doonaan arimaha siyaada labada dal iyo sidiii loo muujin lahaa xiriirka Saaxibtimo iyo waalaalnimo ee Turkiga iyo dowlada Soomaaliya u dhaxeeya.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ay maalmo ku maqnaan doonaan dalka Turkiga.
Safarkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu madaxwaynaha Soomaaliya uu ku aado dalka Turkiga tan iyo markii uu ku fariistay kursiga hogaanka dalka.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

kismaayo Dhagayso:-Odayaasha Gal-Mudug oo Kadigay Dagaalo Kadhaca Kismaayo
- Jun 19, 2013
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Gal-mudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga ...
images Dhagayso:-Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo yimadaan Bari
- Jun 19, 2013
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa kasoo anba Baxay Dalka Itoobiya iyagoo so ...
download (2) Dhagayso:-Al-Shabaab oo Sheegatay Weeraarkii UNDP Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa Shegtay Weeraarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Qaramadda Midoobay ee UNDP Sheekh ...
Qaraxa (19) Daawo Sawiro kale oo Dheraad ah Qaraxii Maanta UNDP
- Jun 19, 2013
Saadaal Media waxay idiinso Gudbinaysa sawiro kale oo Dheeri ah oo ku aadan Qaraxii ...
images (2) Dhagayso:-Guddiga kormeerka doorashooyinka Puntland oo Manta lamagacaabay
- Jun 19, 2013
Hayada PDRC ayaa maanta magaalada Garowe kulan wada Tashi ah kula qaadatay uddiga doorashooyinka ...
images (1) Madaxweyne Xasan”Al-Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta
- Jun 19, 2013
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ...
images Dhagayso:-Wasiirka Wasaarada Haweenka Puntland oo Maanta Garowe kulan kula qadatay Hayado Caalami ah
- Jun 19, 2013
Wasiirada Arimaha qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Xaliimo ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe ...
download Dhagayso:-Puntland oo Cambaraysay Weraarkii UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
  Shir Jaraa"id u ku qabtay magaalada Garowe Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir ...