Dhagayso: Raisul Wasare Sacid oo Sheegay xeryaha Ciidamadda in dib loo dayactiri doono

Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dib udayactir ballaaran ku sameyn doonto xarumaha waxbarashada dalka Soomaaliya.

Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa wuxuu sheegay in Dowladda ay wado dadaalo guud ahaan dib loogu dayactirayo dhamaan xarumahii waxbarashada ee Dowladda.

Wuxuu nasiib daro ku tilmaamay in dalka Soomaaliya aysan ka jirin goobo waxbarasho oo dadka si lacag la’aan ah wax ugu bartaan halka Dowladii dhexe ee dalka ay lahaan jirtay.

Saddexda Bilood ee soo socato ayuu sheegay in dib udayactir ballaaran Dowladda ay ku sameynayso si bulshada ay uhelaan goobo waxbarasho oo lacag la’aan.

Tan iyo waagii Dowladdii dhexe dalka Soomaaliya ay meesha ka baxday ayaanan jirin goobo waxbarasho oo dadka Soomaaliyeed ay wax kabartaan si lacag la’aan ah taasi oo saameysay burburkii dalka Soomaaliya soo maray.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Kismaayo_iyo_Garoonka-620x330 Dhagayso:- Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo ku baaqay in la iska celiyo Maamulka Axmed Madoobe
- May 26, 2013
Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa isla ...
axmead-madowbe Dhagayso:- Taageerayasha Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho.
- May 26, 2013
Taageerasyaasha Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay ...
Taliska Ciidamadda Xogga dalka by saadaal Dhagayso:- Saraakiisha ugu saraysa Ciidamadda XDS oo Maalintii labaad ku Xayiran Garoonka Kismaayo.
- May 26, 2013
Waxaa malintii labaad ku xayiran Garoonka Axmed Gurrey ee Magaalada Kismaayo Taliyaha Ciidamadda Xogga ...
Caabudwaaq (O Dhagayso:- Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay rag dad kusoo laayay Kilil5aad
- May 26, 2013
Ciidamadda Amaanka degmada Caabudwaaq ayaa gacanta kusoo dhigay rag kasoo baxsaday Xuduuda Ismaamulka Somalida ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Kulan lagu Taageerayay Warmurtiyeedkii IGAD oo Kismaayo ka dhacay.
- May 26, 2013
Kulan ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen qaar kamid ah ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso:- C/naasir Seeraar oo Shir Jara’aid Kismaayo ku qabtay, si kululna u Weeraray Siyaasada Dowladda ee Jubboyinka.
- May 25, 2013
Maamulka Jubaland garabka Axmed Madoobe ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso+Sawiro:- Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka dhacday Kismaayo, iyo Dowladda oo edayn loo jeediyay.
- May 25, 2013
Shir maanta ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah ...
DSC02544-125x90 Dhagayso Dabaal Dagyo kasocda Magaalada Adis Ababa kaas oo ku aadan 50 Sano guradii kasoo Wareegtay Aas asaskii Midowga Afrika
- May 25, 2013
Waxaa ku sugan Maagaalada Adiss Ababa Axmed Maxamed Cali Caano geel oo katirsan Codka ...