Faah-Faahin Weerrar Lagu Dhaawacay Taliyaha Taraafikada Dowladda Soomaaliya Cali Xirsi Cali Gaab

Muqdisho (Saadaal Media) Waxaa maanta barqadii degmada Waabari ee magaalada Muqdisho lagu dhaawacay taliyaha nabad-galyadda wadooyinla gobolka Banaadir General Cali Xirsi Cali Gaab.

Taliyaha ayaa waxa dhaawacay askari ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxana uu ku dhaawacmay lugta midig, taasoo ay kaga dhacday xabad uu furay askarigaas oo ku sugnaa isbaaro sharci daro oo taalay degmada Waabari.

Taliyaha ayaa dhaawiciisa loo qaaday isbitaalka Daaru Shifaa ee magaalada Muqdisho halkaasoo lagu daweynayo dhaawa soo gaaray

Isagoo kula hadlaayay wariyaasha taliye Cali Gaab wuxuu sheegay in dhaawiciisa uu yahay mid fudud isla markaana uu caafimaadkiisa aad u wanaagsanyahay islamarkaana.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan waxa ka socday howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka sharci darada ee yaalla magaalada, taasoo daba socotay markii madaxweynaha Soomaaliya uu sidaas amray.

Saadaal Media

Xafiiska Wararka Muqdisho

Tags: 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...
muqdisho_4 Dhageyso:- Kulan looga arinsanayay amaanka Gobalka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amaanka gobalka Banaadir ayaa maanta wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana ...
Baladweyne-300x199 Dhageyso:- Maxaa dhacay maanta oo kale 2009-kii
- Jun 18, 2013
18-kii June maanta oo kale sanadii 2009-kii ayay ahayd markii weerar ismiidaamin ah Al-Shabaab ...
breaking_news--300x159 DEG DEG:- Madaxda Jubaland iyo Ethiopia oo ku kulmaya magaalada Addis Ababa
- Jun 18, 2013
Magaalada Adis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia waxaa  ka socda kulamo u dhaxeeya madaxda ...
1_59 Dhageyso:- Suldaan Deeq Macalin “Jubaland waxaa ka danbaysa Kenya oo doonayso inay qabsato Soomaaliya”
- Jun 18, 2013
Suldaan Deeq Suldaan Macalin Sanbul oo ka mid ahaa hogaamiyaashii ururkii NFD ee u ...