Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay Wafdi in loo dirayo Kismaayo

Iyadoo uu wali muran ka taaganyahay Maamulka la doonayo in loo sameeyo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa Raiisul Wasaaraha soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” uu sheegay wafdi balaaran in loo diri doono Magaalada Kismaayo.

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa ka hadlay siyaasadda dowladda ee dhinaca amniga iyo arrimo kale, isagoo sheegay in dhawaan la hirgalin doono dhameystirka agabka ciidammada Qalabka Sida, isla markaana dib loo howlgalin doono xeryihii ciidammada, si guul looga gaaro horumarrinta,  tayada Ciidammada Qalabka Sida.

Sidoo  kale Ra’iisul wasaare Saacid ayaa hambalyo u diray ciidamada dowladda Federaalka ee howlgalka ka wada gobollada dalka ee cadowga ka ilaalinaya shacbiga, waxa uu sidoo bogaadiyay Ciidammada ammaanka dowladda ee magaalada Kismaayo, dowladda Soomaaliyeedna ay isu diyaarneyso xasilinta magaaladaasi, wefdi ka socda dowladda Soomaaliyana uu ku sii jeedo si xal kama dambeys ah looga gaaro halkaasi.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

1240 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Sharciga ma qabo Sadex nin oo Daarood ah in la isku xijiyo, kaan soo wadno Majeerteen baan ka dhigaynaa”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...
Xaadd Dhagayso:- Odayaasha Beelaha Hawiye oo Mooshinka Xukuumadda mar kale ka digay
- May 22, 2013
Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed  Xasan Xaad ayaa ka digay ...
Gandhi-Madoobe Dhagayso:- Xabiibo oo kamid ahayd Maamulkii Azania ee Prof Gandi oo sheegtay inay ku dhawaaqayaan Xisbiga dib u xoraynta Jubbaland.
- May 22, 2013
Xabiibo Xasan  Warsame  oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ...
Hilowle (2) Dhagayso:- Hilowle oo Faah faahin ka bixiyay Wafdigii Kismaayo gaaray iyo Kulamadii ay Maamulka la qaateen.
- May 22, 2013
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ah Aas-aasayaashii Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ...
baarlamaankaFederaalka-fadhi12 Dhagayso:- Xildhibaan Xiis Muuse oo ka digay Mooshinka Xukuumadda
- May 22, 2013
Xildhibaan Xiis Muuse oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay Mooshinka Xukuumadda ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo oo Heegan la galiyay.
- May 22, 2013
Sida uu Saadaal media u sheegay Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere oo ka tirsan Saraakiisha ...
sommaliya1 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshin ka keenay Xukuumadda Saacid oo Shi Jaraa’id qabtay, Madaxwayne Xasan Sheekhna eedayn u jeediyay
- May 21, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
Doorka_haweenka3 Dhagayso+Sawiro:- Kulan Ku Adan Doorka ay Haweenka Puntland ka Qaadan Karaan Dorashooyinka oo Garowe kadhacay
- May 21, 2013
Waxaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kulan Balaaran Kaas oo lagu ...