TACSI:MUUMINO SHEEKH YUUSUF MACALIN XASAN

Anagoo kale ah dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi u diraynaa

  1. Hooyo faadumo Sheekh Cisman
  2. Maxamed Sheekh Cismaan (Macalin Xasan)
  3. Cabdulaahi Sheekh Cismaan  Macalin Xasan
  4. Nimco Xaji  Maxamed  Turbac
  5. Abdirisaaq Xaaji Maxamed Turbac
  6. Nimco Abdulahi Cilmi
  7. Shamhad  Xaaji Maxamed Turbac
  8. Saciido Xaaji Maxamed Turbac
  9. Korneyl Xabad xasan
  10. Sharmake Xiish Abdulahi guhaad
  11. Maymuun Sheekh Yuusuf Macalin Xasan
  12. Maxamud Axmed
  13. Saalax Axmed
  14. Ibraahim Axmed
  15. Xaliimo Sheekh Yuusuf Macalin Xasan

Iyo dhamaan reer Macalin Xasan oo kale joogo, Kenya ,Somalia, USA, Canada , Norway, Sweden.  Geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid

MUUMINO SHEEKH YUUSUF MACALIN XASAN

2/12 /2012 ku geeriyootay Mareekanka ,  gar ahaan Manasoto .intii ay ka tagtay           Xaawo Abshir, iyo Nuuro Abshir  iyo dhamaan Reer Abshir , Ilaah Samir iyo iiman ka siiyo.

Janadii Fardowzo ugu bishaareeyo.

AMIIN AMIIN.AMIN

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Abdulrazak says:

    Ilaah ha na xariisto intee ay ka dhimitay samar iyo iiman ka siiyoo.. Amiin

  2. maxamed abshir says:

    aamiin, aamiin, aamiin , hooyo macaan Ilaahay ha u naxariisto janna fardowsana Ilaahay ha geeyo, Danbigeeda Alle ha dhaafo, Nabiyada, siddiiqiinta, shuhadada iyo saalixiinta iyada iyo annagaba Ilaahay jannada ha nagu kulmiyo.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

diyaaradoAMISOM Dhagayso:- Guddoomiyaha Taabta oo Saadaal Media oga Waramay Ciidamo ka socda Sierra Leone oo Fariisimo ka samaystay deegaankaasi.
- May 24, 2013
Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra ...
kis (2) Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Madaxwaynihii 6aad oga dhawaaqay Kismaayo.
- May 24, 2013
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo ...
images Dhagayso:- Kulan looga hadlayay Amaanka gobolka Waqooyi bari oo Gaarisa ka dhacay
- May 24, 2013
Shir looga hadlayay wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaarisa ee Gobolka woqooyi-bari Kenya ayaa ...
Barre hiiraale (4) Dhagayso:- Labo kamid ah M/waynayaasha Kismaayo oo kulan la qaatay Coll Barre Hiiraale.
- May 24, 2013
Sida uu Saadaal Media u sheegay Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay ...
Tiiceeey-1 Dhagayso:- Gollaha Guurtida M/mulka Ximin iyo Xeeb oo eedayn u jeediyay M/Wayne Tiiceey.
- May 24, 2013
Qaar kamid ah Salaadiinta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa dhaliil u jeediyay Madaxwaynaha Maamulka ...
Fartaag Dhagayso:- M/wayne ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu ka fiirsado Hadalada uu sheegayo.
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la ...
Amb Sayid Sharif Dhagayso:- Safiirka Somaliya u Fadhiya S/Africa oo sheegay in uu hoos u dhacay dhibkii Somalida ku nool S/Africa lagu hayay.
- May 24, 2013
Safiirka Soomaaliya u fadhiya South Afirica Amb Sayid Shariif oo Waraysi siiyay Saadaal Media ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Xaalad daganaansho oo laga dareemayo deegaano ka u dhow xuduuda Ethiopia iyo Somaliya oo dagaalo ka dhaceen
- May 24, 2013
Xaalad daganaansho ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo ...