Dhagayso: Gudoomiyaha Boondheere oo ka hadlay Khasaaraha ay gaysteen Hoobiyaal xalay lagu weeraray Degmadaasi

Maamulka Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir ayaa ka hadlay weeraro madaafiic ah oo xalay kusoo dhacay Degmadaasi kuwaasi oo geestay khasaaro kala duwan.

Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/laahi Xersi ayaa ka hadlay weeraro madaafiic ah oo xalay Degmada Boondheere ku dhacday taasi oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan.

Wuxuu sheegay in afar madaafiic ah xalay ay kusoo dhaceen Degmadiisa islamarkaana afar qof ay ku dhaawacmeen kadib markii madfac uu ku dhacay guri ay ku sugnaayeen dadkaasi.

C/laahi Xersi Wardheere ayaa sheegay in weerarada hoobiyeyaasha ah ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab ee Dowladda Soomaaliya dagaalka kula jira.

Ciidamada AMISOM ayuu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan ammaanka Magaalada Muqdisho si shacabka Soomaaliyeed ay nabad ugu seexdaan.

Xalay saqdii dhexe ayeey aheyd markii madaafiic xoogan lagu soo tuuray agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya iyadoo ay ku dhaceen Degmooyin ku dhaw dhaw Madaxtooyada Soomaaliya khasaaro shacabna uu kasoo gaaray.

Ilaa hada lama oga rasmi ahaan cida sida tooska ah uga dambeysay weerarada madaafiicda ah ee xalay lagu qaaday Degmooyin kamid ah Gobalka Banaadir.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

dadka-la-xukumey1-450x342 Dhagayso+Sawiro:- Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Booosaaso oo maanta Xukuno Ku Riday Dad u Badnaa Ajaanib
- May 19, 2013
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukumo kala duwan ku ridey 92 qof ...
Maxamed_Xaashi_Carabey-620x330 Dhagayso:- Madaxwaynaha Maamulka SCS oo Muqdisho soo gaaray
- May 19, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Bartamaha Soomaaliya Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ...
1_52 Dhagayso+Sawiro:Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Wakhti Kordhin sameyeey Mar Kale
- May 19, 2013
Waxaa Galabta shir Jaraa"ad ku Qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland Gudoomiyaha Gudiga ...
qaad1 Dhagayso+Sawiro:- Wasaarada Haweenka Puntland oo Garowe Kulan Kula Qaadatay Haweenka Qaadka Ibiya
- May 19, 2013
Waxa maanta Si Toos ah Uguso Gaba gaboobay Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland ...
bashiir_goobe_525380314 Dhagayso:- Hay’adda Nabad sugida Qaranka oo Beenisay inay is hortaag ku samaysay Xildhibaanadii Mooshinka Saacid ka waday
- May 19, 2013
Kadib Shir Jaraa'id oo maanta uu ku qabtay Xafiiskiisa Muqdisho Agaasimaha guud ee Hay'adda ...
DSC09897 Dhagayso+Sawiro:- Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo Maanta Kadhfooy Muqdisho
- May 19, 2013
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay ...
images (1) Dhagayso:- Madaxwaynihi hore ee Somaliya C/qaasim Salaad Xasan oo ka Jawaabay eedaymo loo jeediyay
- May 19, 2013
Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan ...
images Dhagayso:- Maamulka Galmudug oo si Kulul uga Hadlay Mooshinka Ka dhanka ah Raiisul Wasaare Saacid
- May 19, 2013
Maamulka Galmudug ayaa Waxa u ka hadlay Markii Ugu Horeysay Mooshinka Kadhanka ah Raiisul ...