Dhagayso: Puntland oo ka hadashay Weerar Al-shabaab oga dileen Ciidamo Farabadan oo ka dhacay Buuralayda Gal-gala

Wasiirka Warfaafinta Puntiland, Maxamed Caydiid Dirir, ayaa saxaafada Puntiland waxa uu usoo bandhigay meydad Shabaab katirsan oo lagu dilay inta u dhexeysa Galgala iyo Boosaaso kadib qarixii xooganaa ee lagu laayay askartooda.

Meydadka uu ugu soo bandhigay magaadalada Boosaao ee xarunta gobalkaBari wasiirka ayaa ah afar dagaalyahan oo uu sheegay in ay katirsanyihiin Shabaab, kuwaas oo ku dhintay dagaalka kadanbeeyay qaraxa, waxaana lashegayaa in askarta ciidamada Puntiland ee geeriyooday ay gaarayaan 12.

Wasiirka ayaa saxaafada u shegay in uu dagaal xoogani ka dhacay halka ciidankooda lagula eegtay qaraxa,hasa yeshee waxa uu shaaca ka qaaday in ay iyagu ka adkaadeen.

Waayihii dabnbe ayaa waxaa lashegayay in Buuraha Galgalo ay isku aruursanyihiin dagaalyahanada Al-qaacida Soomalaiya ee Al-shabaab, isaga oo wasiirka warfaafinta Puntiland uu manata arintaasi qiray

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

1240 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Sharciga ma qabo Sadex nin oo Daarood ah in la isku xijiyo, kaan soo wadno Majeerteen baan ka dhigaynaa”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...
Xaadd Dhagayso:- Odayaasha Beelaha Hawiye oo Mooshinka Xukuumadda mar kale ka digay
- May 22, 2013
Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed  Xasan Xaad ayaa ka digay ...
Gandhi-Madoobe Dhagayso:- Xabiibo oo kamid ahayd Maamulkii Azania ee Prof Gandi oo sheegtay inay ku dhawaaqayaan Xisbiga dib u xoraynta Jubbaland.
- May 22, 2013
Xabiibo Xasan  Warsame  oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ...
Hilowle (2) Dhagayso:- Hilowle oo Faah faahin ka bixiyay Wafdigii Kismaayo gaaray iyo Kulamadii ay Maamulka la qaateen.
- May 22, 2013
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ah Aas-aasayaashii Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ...
baarlamaankaFederaalka-fadhi12 Dhagayso:- Xildhibaan Xiis Muuse oo ka digay Mooshinka Xukuumadda
- May 22, 2013
Xildhibaan Xiis Muuse oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay Mooshinka Xukuumadda ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo oo Heegan la galiyay.
- May 22, 2013
Sida uu Saadaal media u sheegay Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere oo ka tirsan Saraakiisha ...
sommaliya1 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshin ka keenay Xukuumadda Saacid oo Shi Jaraa’id qabtay, Madaxwayne Xasan Sheekhna eedayn u jeediyay
- May 21, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
Doorka_haweenka3 Dhagayso+Sawiro:- Kulan Ku Adan Doorka ay Haweenka Puntland ka Qaadan Karaan Dorashooyinka oo Garowe kadhacay
- May 21, 2013
Waxaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kulan Balaaran Kaas oo lagu ...