Dhagayso: Taliye Cali Gaab oo ka warbixinaya Xaaladiisa Caafimaad
Iyadoo uu shalay dhaawac soo gaaray Taliyaha Ciidamadda Nabad galyada wadooyinka ee loo yaqaan Taraafikada, ayaa waxaa iminka soo hagaagaya Xaalada Caafimaad ee taliyaha.
Cali Gaab oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay xaaladiisa Caafimaad in ay wanaagsantahay, isla markaasina usan jirin wax dhaawac sidaa u wayn ah oo soo gaaray.
Wuxuu sheegay xiligii dhaawacu soo gaarayay inuu ku howlanaa qaadista isbaarooyin sharci daro ah oo yaalay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








