Kooxo Hubeysan Oo Galabta Mid Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Baarlamaanka Ku Dilay Muqdisho

Muqdisho (Saadaal Media) Waxa galabta lagu dilay xaafadda Nasteexo ee degmada Wadajir mid ka mid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya.

Kooxo bastoolado wata ayaa la sheegay in marxuumkan ay ku dileen meel baabuurta la dhigto oo ku taalla xaafadda Nasteexo.

Nabadoonka la dilay oo lagu magaacabi jiray  Maxamed Maxamuud Yuusuf (Coddey) ayaa waxa uu ka mid ahaa 135-tii oday dhaqameed ee soo xulay baarlamaanka hadda jira.

Koohixii dilka geestay ayaa sidoo kale qaatay bastoolad uu watay nabadoonka la dilay sida ay lee yihiin dad ku dhaqan xaafadda Nasteexo.

Waa nabadoonkii labaad oo lagu dilay Muqdisho, bishii hore degmada Waabari lagu dilay oday dhaqameed ka mid ahaa kuwii soo xulay baarlamaanka Soomaaliya.

Saadaal Media

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Tags: 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

a_9824 Madaxweynihii Hore Puntland cade Muuse Xirsi oo Boosaaso gaaray
- Jun 19, 2013
Waxaa manta si weyn loguso dhawayeey magaaladda Boosaaso ee Caasimada ganacsiga Puntland Madaxweynihii Hore ...
IMG_4284 Raysal Wasaare Saacid muxuu ka yiri weerarkii maanta Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii ...
2_55-300x225 Dhageyso:- Suldaan Deeq Macalin ” Axmed Madoobe wuxuu soo wadaa in Kenya ay gumaysato Shacabka Soomaaliyeed”
- Jun 19, 2013
Suldaan Deeq Suldaan Macalin Sanbul oo ka mid ahaa hogaamiyaashii ururkii NFD ee u ...
qarax_undp_1 Dhageyso:- Maxaa kala socotaa tirada Shacabka ee ku geeriyootay weerarka ka dhacay Muqdisho
- Jun 19, 2013
Waxaa soo baxaysa tirade dhimashada iyo dhaawaca ee soo gaartay dadka shacabka ah, taasi ...
qarax_undp_4 Daawo Sawirada weerarkii ka dhacay xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
                                       
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Xukuumada oo Faah-faahin ka bixisay weerarkii Al-Shabaab ee Xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xugeen Guuleed oo tagay halkii ...
caasimada-muqdisho (1) Wararkii ugu Danbeeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta UNDP
- Jun 19, 2013
Waxaa degan xaalada xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo maanta ay kudhawaad hal ...
Galmudug-Logo-150x150 Dhagayso:-Gal-Mudug Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawaan Gaalkcyo lagu Gowracay
- Jun 19, 2013
  Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka Wasaarada Warfaafinta iyo Gal-mudug Axmed Maxamed ...