DEG DEG Qarax Goordhow Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

 

 

 

Muqdisho (Saadaal Media) Qarax bamb oo lagu tuuray ciidamo ka tirsan dowladda ayaa gordhaw wuxuu ka dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay 20-qof ayaa ku dhaawacmay qaraxaas oo lagu tuuray ciidamo marayay qeybta dahabka suuqa Bakaaraha.

Dadka dhaawacmay waxa ku jira saraakiil ciidamada dowladda, sida ay lee yihiin illaha madaxda bannaan.

Qaraxa markii uu dhacay waxa suuqa soo gaaray ciidamo ka tirsan dowladda kuwaasoo howlgalo bilaabay goobta uu ka dhacay qaraxa.

Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaalka Madiina halkaasoo lagu daweynayo dhaawacooda.

 

Wixii ku soo kordha kala soco Saadaal Media

Tags: 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Kismaayo (3) Dhagayso:- Wafti ka socda Hay’adda ICRC oo maanta gaaray kismaayo.
- May 23, 2013
Wafdi ka socda hay’adda Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee ...
Sh-Cabduqaadir-Nuur-Faarax-420x250 Dhagayso:- Maxkamadda Dil Toogasho Ku xukumtay ragii fuliyey dilkii Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax
- May 23, 2013
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ...
Kormeere5 Dhagayso:- Gudiga Imtixaanaadka Puntland oo Ka codsaday Waalidiinta iyo Laamaha Amaanka in lala shaqeeyo
- May 23, 2013
Shir Jaraa'id oo maanta ku qabtay Magaalada Garowe Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Axmed Maxamuud ...
dawlada-culuswo Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Dowladda Soomaaliya
- May 23, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...
PM Dhagayso:- Raiisul Wasaare Saacid “Waa Nasiib daro in Kismaayo yeelato 5 Madaxwayne”
- May 23, 2013
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo Maanta Saxaafadda kula ...
DSC_0557 Dhagayso:-Muqdisho oo laga xusay 50 Guuradii aas aaskii Midowga Africa,iyo Madaxwaynaha oo Khudbad ka jeediyay
- May 23, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad balaaran oo ...
Dibadbaxa-Muqdisho-374x300 Dhagayso:- Banaanbax Xukuumadda lagu Taageerayay oo Muqdisho ka dhacay.
- May 23, 2013
Banaanbax balaaran oo soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Fagaaraha ...
RW-Shirdoon-The-New-Deal Dhagayso:- R.W Saacid oo ka hadlay, Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. dhaqaalaha,
- May 23, 2013
Kulan ay Maanta  ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay ...