Dhagayso: Abwaan Caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u Naxariistee waxaa Caawa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Al-Fanaan Axmed Heybe Caraale oo kamid ahaa Fananaiinta Soomaaliyeed ee caanka ah.

Fanaanka ayaana caawa ku geeriyooday Isbitaalka kadib markii uu lasoo darsay xanuun dhinaca caloosha ah iyadoona la sheegay in ay Caloosha kadibirtay kadibna uu ku geeriyooday Caawa Isbitaalka.
Abwaan Siciid Maxamed Harabo oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay geerida Fanaanka isagoona sheegay in xanuun dhanka Caloosha ah in uu caawa ugu geeriyooday Muqdisho fanaanka.

Fanaan Axmed Haybe Caraale ayaa kamid ahaa Fanaaniinta mudooyinkan kunoolaa Magaalada Muqdisho ,waxaana lagu wadaa in maalinta berito ah Muqdisho lagu aaso ,, Inaa Lilaahi Wa inaa ileehi Raajicuun.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

download (1) Dhagayso:- Askari ka tirsan Ciidanka Puntland Caawa Lagu Dilay Boosaaso
- May 23, 2013
Wararka ka Imaanay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa sheegaya In Caawa ...
IMG_8600 Dhagayso:- M/wayne Xasan Sheikh oo Qado Sharaf u sameeyay Baarlamanka Somaliya
- May 23, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...
madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-kambala Dhagayso:- Madaxwaynaha Soomaaliya oo Addis Ababa u dhoofay
- May 23, 2013
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ...
caadi8 Dhagayso+Sawiro:- Wasaarada Beeraha Puntland oo kadigtay Sunta cayayaanka ee Beeraha lagu buufiyo
- May 23, 2013
Kadib Markii uu Booqasho ku Tagay Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Puntland d Eng.Maxamuud ...
100_8167 Dhagayso:- Nabadoon Xarago “DFS Haka shaqayso Midnimada Soomaaliweyn
- May 23, 2013
Afhayeenka Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlayeey Maalinkii shalay ahaa Kulan Balaaran ll Lagu ...
images Dhagayso:- Maamulka Gobalka Karkaar Puntland oo ka Hadlay Ciidamo Gadood sameyeey
- May 23, 2013
Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay Cidamadda Puntland ka cabanayeen Mushaar La'aan lasoo darista ayaa hadana ...
images-112-180x145 Dhagayso:- U diyaar garowga 50 guuradii Aas-aaska Midowga Africa oo Addis Ababa ka socota
- May 23, 2013
Waxaa lagu wadaa dhawaan inay ka dhacdo Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Wafti ka socda Hay’adda ICRC oo maanta gaaray kismaayo.
- May 23, 2013
Wafdi ka socda hay’adda Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee ...