Dhagayso: Ahlusunna oo dib u furtay qaar kamid ah Wadooyinka Dhuusa-mareeb

Maamulka Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca ee degmada Dhuusa-mareeb ayaa dib u furay qaar kamid ah wadooyinka gala gudaha degmadaasi oo dhawaan amar ku bixiyeen in aan la mari karin.

Taliyaha dhinaca amniga degmada Dhuusamarreeb Farxaan Macalin Cali “Farabadan” oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maamulka Ahlu Sunna uu degmada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud uu ka qaaday xayiraadii uu saaray qaar kamid ah wadooyinka gala gudaha dhuusa-mareeb,

Wuxuu sheegay intii ay saarnayd xayiraado in aan cid falal amini xumo wada lagu soo qaban isla markaana la xaqiijiayay amaanka guud ee degmada iyo wadooyinka Soo gala.

Farxaan Macalin Cali ayaa horay  u sheegay in 4-wado oo ka baxa degmada Dhuusamarreeb ay xirnaanayaan 2-da cisho ee soo socota, isagoo sheegay in howlgalo ammaanka lagu sugayo ay sameynayaan, wuxuuna sheegay inay si gaar ah u xireen wadooyinka kala ah wadada aadda garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, tan aadda Baar Cabdi-faarax, Gadoon iyo Xananbuur, kuwaas oo uu sheegay inay u xireen sababo amaan awgeed, wuxuuna sheegay taliyuhu in wadooyinka ay xireen ay yihiin waddooyinka weerarada looga soo qaado sida uu yiri.

Intii ay xirnaayeen wadooyinkaasi ayaa waxaa dhibaato ku qabay qaar kamid ah dadka isticmaala wadada.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

images Dhagayso Maamulka Degmada Awdiinle oo ka Hadlay Amaanka Degaankaas
- May 25, 2013
Maamulka Degmada Awdiinle ee gobalka Bay ayaa ka Hadlay Xaalada Amaan ee Degmadaas Gudoomiyaha ...
8_28 Dhagayso+Sawiro Wariyaasha Puntland oo lo Tababarayo tebinta Doorashooyinka Puntland
- May 25, 2013
Waxaa Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland ka Furmay Tababar lasiinayo Wariyaasha Puntland kuwaas ...
SONY DSC Dhagayso+Sawiro Nabadoonada Gobalka Karkaar iyo Bari oo Baaq Kasoo Saaray Xaalada Puntland
- May 25, 2013
Shir Balaran ayaa ka Furmay Magaalada Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar kaas oo ay ...
Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport Dhagayso Axmed Madoobe “DFS Waxaay Kismaayo ka Abaabulaysa Dagaal sokeeye
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland ayaa DFS Ku edeyeey In ay kawado Magaalada Kismaayo Abaabul Dagaal sida ...
images (1) Dhagayso Dabaylo Khasaaro gestay oo ku Habsaday Magaalada Xingalool ee gobalka haylaan
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobalka sanaag ee Maamulka Puntland ayaa Caawa Saadaal Media uga Warbixiyeey Dufaano khasaare ...
IGAD Halkan ka Akhriso Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirka IGAD.
- May 25, 2013
Waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban shirkii ay Urur goboleedka IGAD ku ...
images Dhagayso:- Eng Yarisow “Dowladu Kama Leexan Doonto Hirgalinta Qodabadii ay so Sareen IGAD
- May 25, 2013
Dowlada Somaliya oo Sheegtay In ay In ay Ka Leexayan Hirgalin doontana Qodobadii ay ...
IMG_0684 Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne faroole oo Maanta si Rasmi ah u Furay imtixaanaaadka Shahaadiga
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta si rasmi ah u furey imtixaanaaadka ...