Dhagayso: Faah Faahin Nabadoon Xalay lagu dilay Muqdisho

Kooxa Bastoolado kuhubeysan ayaa Muqdisho ku toogtay nabadoon Maxamed Maxamuud Yuusuf oo loo yaqaanno “Codey” kadib markii ay kuweerareen qeybo kamid ah koofurta Muqdisho.

Nabadoonka ladilay ayaa mid ahaa odayaashii 135 xubnood ee soo xulay guddigii ansixinta dastuurka iyo xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee kuguuleestay in ay doortaan madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.

Maxamed Maxamuud Yuusuf ayaa weerarka lagu khaarijiyay waxa uu kadhacay xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir ee gobalka Banaadirsida ay xaqiijinayaan goob joogayaasha.

Raga dilka geestay oo aan lagaran ayaa kabaxsaday goobta ay nabadoonka kukhaarijiyeen sida lagu helayo wararka hodhaca ah

Waa nabadoonkii labaad ee katirsan odayaashii gacanta kageestay yagleelida dowladaan ee lakhaarijinayo, bishii 11-naad ee sanadkaan waxaa degmada Waaberi lagu dilay Malaaq Isaaq Kuus oo ka mid ahaa odayaadhaqanka ee wax ka soo xulay baarlamaanka.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fartaag Dhagayso:- Maamulka Jubbaland oo Faah faahin ka bixiyay Kulan ay la qaateen Wafti ka socday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
DSC00769 Dhagayso:- Banaanbixii Caabudwaaq ka dhacay ee Barre lagu Taageerayay, Faroolana Jawaab loogu dirAy, Khatumana Wargalin loogu dirayay
- May 19, 2013
Waxaa shalay ka dhacay gudaha degmada Caabudwaaq Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Coll Barre ...
ki Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Qaadacday Maamulada Jubbaland.
- May 19, 2013
Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
barre hiiraale (3) Dhagayso:- IGAD oo la kulmaysa Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa
- May 19, 2013
Waxaa  gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho ...
Dagaal-Gedo Dhagayso:- Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Gedo, iyo Coll Warfaa oo Saadaal media oga Waramay
- May 19, 2013
Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamadda Kooxda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Mid kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland oo ku baaqay Dowladda in looga danbeeyo arimaha Jubbooyinka
- May 19, 2013
Maxamed Daahir oo kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland ee ku nool dalka Maraykanka ayaa ka ...
igad Dhagayso:- Odayaashii la kulmay IGAD oo Saadaal media oga Warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen
- May 19, 2013
Kadib markii ay Magaalada Kismaayo gaaren Wafti balaaran oo ka socday Urur goboleedka IGAD ...
top-news Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad"Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...