Dhagayso: Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Kulankoodii Todobaadlaha ahaa ku yeshay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya,kulankaasi ayay ka soo saareen  go’aanno ay ka mid yihiin dhoofinta xoolaha.

Kulankii maanta ee golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”  waxaa looga hadlay kulan ka dhoofinta dekkada Muqdisho xoolaha nool iyo joojinta ka ganacsiga qalabka ciidanka.

Markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa waxaa saxaafadda la hadlay wasiirka wasaaradda qeyraadka Mudane C/risaaq Maxamed Cumar waxa uu sheegay in kulankii maanta looga hadlay sidii loo bilaabi lahaa dhoofinta xoolaha, waxa uuna intaasi ku daray in gudi heer wasiir ah oo ka kooban Shan iyo ganacsato loo xilsaaray arintaasi.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

deg2-150x150 Maydadka Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab oo waran magaalada Baraawe
- Jun 20, 2013
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xiisada ay ka ...
100_2532 Dhagayso:-Qowmiyada Oromada ee Gaalkcayo kunool oo Xalad Nolol Xumo ka Cabanaya
- Jun 20, 2013
iyadoo maanta ay ku begantahay maalinta lo Asteyeey Qaxootiga ayaa waxaa jira Qoomiyada Oromada ...
soofe21 Cadaalad Darrada Muqdisho Garsoorkeeda Hareeyay Iyo Aamusnaanta Madaxda Garsoorka DF*Warbxin+Caddayn*
- Jun 20, 2013
Dhowr iyo labaatameeyo sano ayaan ku jiray dhibaato ilaah mahadiis Dowlad dhexe ayaa noo ...
xildhibaano4 Dhageyso:- Xildhibaano maanta tababar loogu furay Muqdisho // Maxaa labarayaa?
- Jun 20, 2013
Aqoon isweydaarsigaan oo loo qabtay xubno ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya gaar ah xubnaha ...
rr Dhageyso:-Jaceylka Soomaalida ay u qabaan Turkiga oo maanta Muqdisho lagu muujiyay
- Jun 20, 2013
Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Raysal wasaaraha wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordagan sidoo kalana ...
deg2-150x150 War Deg Deg ah Dhaawacyo la keeni lahaa Gaalkcyo oo maanta Baaqday
- Jun 20, 2013
Waxaa maanta la filayeey in magaalada gaalkcyo ee Xarunta gobalka Mudug la keeno Dhaawacyo ...
download (2) Dhagayso:-Nabadoon Dhangad”Xasan Sheekhow Caasimadii Xamar ayaba la weraray maxaa ka galay Jubbaland
- Jun 20, 2013
Nabadoon Daahir Aadan dhangad oo kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug oo maanta naguso Booqday ...
download Dhagayso:-Waxgaradka Magaalada Dhahar oo so Dhaweyeey Baaqa isimada Puntland
- Jun 20, 2013
Kulan ay ku yeesheen magaalada Dhahar ee Xarunta gobalka Hayland waxgaradka iyo nabadoona gobalkaas ...