Dhagayso: Gudoomiyaha Ahlusunna Sheekh Ibrahim Ciiro oo ka hadlay Maamul loo samaynayo Caabudwaaq iyo Balanbal

Gudoomiyaha Mamulka Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka arimiya Qaybo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Muranka ka taagan Maamul hoosaadka degmada Caabudwaq ee waqooyiga Galgaduud, iyo sidoo kale Maamulka degmada Balanbal ee isla waqooyiga Galgaduud.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud Sheekh Ibrahim Xasan Guureeye, ayuu sheegay dhawaan in maamulkii degmada Caabudwaaq iyo Balanbal uu baa’ba’ay isla markaasina dhawaan ay ku talo jiraan Mamul in ay u sameeyeen degmadaasi.

Wuxuu sheegay Maamulka dhawaan loo samaynayo deegaanadaasi in uu noqon doono mid ka qayb qaata geedi socodka hanaanka deegaanada uu ka taliyo.

Sheekh Ibraahim Xassan Guureye Gudoomiyaha Ahlusunna gobolada dhexe ee dalka ayaa sidoo kale ka hadlay muran dhawaanahaan ka taagnaa Maamulka degmada Caabudwaaq, wuxuuna sheegay maamul hoostaga Ahlusunna Wal-jamaaca in la samayn doono sida ugu dhaqsaha badan.

Wuxuu sheegay Gudoomiyaha loo samaynayo degmada Caabudwaaq in uu noqon doono mid ku yimaada Rabitaanka dadka isla markaasina hadba wixii dadka deegaanku rabaan la fulin doono.

Hoos ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. Majeerteen yare says:

    xageey ka taliyaan ilka yartaan dhulkiiba laga qaadaye meeday dhuusamareeb,gelinsoor,ceergaab bacaadweyn iyo kuwa kale oo badan fadlan dhulkiini aaway ilkayareey

  2. kamaal says:

    Majeerteen yare anaga ha noo sheegin dhulkeena waana naqaan dhulkeena adigana kuuma bahna dhulkeena dhul aad noo dhicisayna tariikhda laguma hayo kuwa aad sheegayso waa kuwaan adiga dhulka kaaa dhicin jiray…codkaaga walaahi baan ku dhartee matag ayaa i qabtay markaan akhrinayay qoraalkaaga waxaan kala garan la ahay inuu nin qoray qoraalkaan iyo inay naag qortay waana iga run….

    markaan dhisto maamul gobleedka jubaland ayan u soo jeedsanayaa kuwa riyada ku jira ee u haysta inay gobolka galgaduud ay xoog dhul iiga haysan karaan….

    laakin adiga codka nagaha igala tag hana nala soo doonan fadlan codka nagaha ……codka naguhu ay ku hadlaan ee macaan…..aad baad u cod macaan tahay….markaan qoraalkaaga eegay….marka danbe salaan noo soo qor iyo flowers siyaasada iska daa.. aad baad u cod macaan tahaye…

  3. Majeerteen yare says:

    ilkayartu wax hadii loo sheego ayaaba oogu daran bal maxaan iri hada dhulkiini aaway ayaan ku iri marka maxaa keenay cayda mise ilka yartu waxay ka adagtahaycida aan iska dhicinin alla tol beelay aaway xeeraaale iyo jeemisyadi qoryuhu ka lusheen ee mareexaan

  4. Gabar Sade says:

    Kaan majeeerten ku washey yaa uu shega ilka yar in laa iidinku seexsho dhulkayaga haa Inoo tilmamin iyo danahaygaa baraxley cabdikhaydiid 5shaanta iidin xir xirtay aqash magtaniii iska guurta ilma aderadiin baa falastiint ka ah laasacanood gabdha harti oo Loma oyaanka ah uu gargaraa caabudwaaq balanbal dhabad geliinsooor Oma taalisiidee

  5. Gabar Sade says:

    Kamal waxad waydiisa caabudwaaq oo Tuulo ah iidinka oo baad iyo dhuul ku faana soo taat dhar cad cabdulahi Yusuf madax kusoo xirtay siidi naagihi baroorka soo biilabey xafada garbala siidi naagihi lol malinta qofkii caabudwaaq joogay qosol Hayaa waxanaa logu yeeray nabadonkii caabudwaaq ilahay ha u naxariistee cabdi shirdoon dr saciid pm adeer kiis abihis la dhashey maalinta. Mj Halkey joogeen naago camal tabele caad waajiga igu soo xirteenn mudo ka hornaa balanbale amxaro USO kaxeeyaay oo dadkedii dhawacii ka baskoon manxiishoodaan aqligoodu wax garadkoduu waa waada faaroole yusufkii baqtiyeey

  6. Maxamuud says:

    ahlusunna sow tii ay burburtay,goormay soo noolaatay

  7. gabar sade says:

    waa mamul dhaman loo sameynayaa gobalada dhexe markaa waa in aan anaka marka hore soo magacowdo guudaheenaa mamul aan laa shirtagna maxamed

  8. baraka says:

    war baldoqonkan waxuu sheegayo maqla??

  9. Mareexaan wayne says:

    Majeerteen baryo wayne birtu ruuban oka seediyow badana ma baraar cayilaa ado majeerteen ah ayaaad marehan afkaaga urahaya kusotagaysaa dhiladi kudhashay iyo qabiilkaagaba wase mareehan marna kuso carar oo yaa darood ah dheh marna sidii nagihi ucaytan awalba qabiil majeerteeen baad ka’ahayd raganimana harti baad katahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

ahlu suna Dhagayso:- Ururka Ahlusunna oo ku baaqay arinta Kismaayo wada hadal in lagu dhameeyo
- May 25, 2013
Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ...
SONY DSC Dhagayso:- Gollaha Samatabixinta Puntland oo kulan ku yeeshay Qardho.
- May 25, 2013
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo ...
Dagaal beeleed Dhaagayso:- Aanooyinka Qabiilka oo kusoo badanaya gobolka Shabellaha dhexe.
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
21_igad_summit Daawo Sawirada:- Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka
- May 25, 2013
(Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee Jarmalka oo Taageeray Mid kamid ah M/waynayaasha Jubbaland
- May 24, 2013
Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji ...
guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
amiin22 DHAGEYSO:Gabayga Mise Guurowga Ugu Hadalhaynta Badan Saaxada Saxaafada Soomaalidda Todobaadkaan.
- May 24, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...