Dhagayso: Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Puntland oo maanta gaaray Boosaaso

Iyadoo uu siwayn oga soconayo deeganada Puntland ololaha doorasha Madaxtinimo ee Maamulka Puntland ayaa waxaa maanta gaaray degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari mid kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Maamulkaasi.

usharaxa U taagan Jagadda Madaxweyne ee Dawladda Puntland Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar iyo Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Puntland ayaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay degmada Boosaaso.

Soo dhawayntiisa ayaa waxaa ka qayb qaatay Boqolal dadweyne oo Isugu jiray Bulshadda qeybaheeda kala duwan iyo Gaadiid lagu soo dhejiyey Sawiradiisa iyo Qoraalo lagu taageerayey ayaa soo buux-dhaafiyey Wadada dheer ee gasha Garoonka Diyaaradaha,waxayna ku dhawaaqayeen erayo soo dhaweyn ah.

Hoos ka dhagayso Waxyaabihii uu ka hadlay

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Kismaayo jubb Dhagayso:- Taliyaha Saldhiga Kismaayo oo Beeniyay Ciidamadda Booliska ee Kismaayo lagu daayay inay yihiin Raaskambooni oo shaarkii laga badlay
- May 21, 2013
Maxamed Cabdi Buulle Taliyaha Saldhiga Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ...
Caabudwaaq (O Dhagayso:- Maamulka degmada Caabudwaaq oo dhaliil u jeediyay Dowladda
- May 21, 2013
Maamulka degmada Caabudwaaq ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay Dowladda dhexe inay ka ...
dagaal beeleed Dhagayso:- Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa dagaal Beeleed ka dhacay Shabellaha dhexe
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Madaxwaynaha Waamo State Cumar Buraale oo Kismaayo lagu Caleema saaray
- May 21, 2013
Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu Caleema saaray Madaxwaynaha Maamulka ...
images Dhagayso:- Somaliland oo Jawaab Kulul Kabixisay Hadalkii Madaxweyne xasan Sheekh ee Midnimada Somaliweyn
- May 20, 2013
Kadib Markii Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka ee soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Khudbad Dheer Kajediyeey ...
taagero Daawo:- Xaflad lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday
- May 20, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
images Dhagayso:Galmudug oo Mamnuucday Dhuxusha In lakeeno Gaalkcyo
- May 20, 2013
Iyadoo Dhawaan Maamulka Galmudug ay Maamnuucday In lakeeno Dhuxusha degaanada Galmudug ay ka Arimiso ...
Abu Muscab Dhagayso:- Al-shabaab oo ka hadashay Weerarkii Xalay lagu qaaday Villa Somaliya, iyo dagaal Gedo ka dhacay
- May 20, 2013
Shir Jaraa'id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...