Dhagayso: Wax garadka Soomaaliyeed oo cambaareeyay Dilkii Suldaan “Cadeey”
Qaar kamid ah wax garadka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay dilkii xalay loo gaystay Suldaan Maxamuud C/laahi Yusuf “Cadeey”.
Wax garadkani maanta Muqdisho saxaafada kula hadlay ayaa tacsi u diray dhamaan eheladii iyo dadkii uu ka baxay suldanka waxaana ay sidoo kale tacsi u direen qoyskii suldaan iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaa gobolka Hiiraan oo uu kasoo jeeday.
Hoos ka dhagayso Tacsida la dirayo
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.