Qarax Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Nairobi

Nairobi (Saadaal Media) Inta la ogyahay sagaal qof ayaa ku dhaawacmay qarax xaley ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya.

Taliyaha Booliska Nairobi Moses Ombati ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu talaalay waddada gaar ahaan goob ganacsi ah.

Seddax ka mid ah dadka dhaawaca ayaa la sheegay in xaalladooda liidato sida ay sheegtay hey’adda laan qeyrta cas.

Maamulka Kenya ayaa ku eedeeyay qaraxii xaley ururka Al-Shabaab ee ka dagaalamka Soomaaliya.

Dhowr jeer ayaa Kenya ay ka dhaceen qaraxyo kuwaasoo lala bartilmaameestay goobaha ganacsiga gaar ahaan xaafadda ay ay ku nool yihiin dadka Soomaalida ee Islii.

Saadaal Media

Xafiiska Wararka Muqdisho

Tags: 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

IGAD Halkan ka Akhriso Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirka IGAD.
- May 25, 2013
Waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban shirkii ay Urur goboleedka IGAD ku ...
images Dhagayso:- Eng Yarisow “Dowladu Kama Leexan Doonto Hirgalinta Qodabadii ay so Sareen IGAD
- May 25, 2013
Dowlada Somaliya oo Sheegtay In ay In ay Ka Leexayan Hirgalin doontana Qodobadii ay ...
IMG_0684 Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne faroole oo Maanta si Rasmi ah u Furay imtixaanaaadka Shahaadiga
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta si rasmi ah u furey imtixaanaaadka ...
flag Dhagayso:- Maamulka Jubbaland oo ka Hadlay War Murtiyeedkii IGAD Kaso Baxay
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ...
IMG_0676 Dhagayso:- Madaxweynaha Puntland oo DFS uga Digay Burburinta Dhismaha Jubbaland
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo ...
Ciidamada-dowladda-Bay-300x201 (2) Dhagayso:- Maamulka gobolka Bakool oo ka Warbixiyay Howlgalo ay deeganadaasi ka wadeen
- May 25, 2013
Masuuliyiinta gobolka Bakool oo maalmihii ugu danbeeyay Howlgalo ka waday deegaano ka tirsan gobolkaasi ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay gobolka Gedo.
- May 25, 2013
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca, Ciimadda Dowladda oo kaabaya, iyo ...
DSC00128 Dhagayso+Sawiro:- Arday Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Caabudwaaq.
- May 25, 2013
Waxaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud Munaasibad balaran oo shahaadooyin lagu ...