Shacabka Kismaayo oo Soo dhaweeyay duulimaadka Cusub ee Muqdisho iyo Kismaayo.

Iyadoo in mudaa aysan ka dhoofin wax diyaarado ah garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa maanta halkasi ka qaaday dad rakaab ah oo u socday Muqdisho, diyaaradaha Rakaabka qaada ee ka dhex shaqeeya gudaha Soomaaliya.

Qaar kamid ah dadkii maanta u dhoofay Magaalada Muqdisho oo ka horta intii aysan kasoo anba bixin garoonka Kismaayo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin maanta in ay helaan diyaarad ka qaada Kismaayo isla markaasina gaysa Magaalada Muqdisho.

Nabadoon Aadan Gulled oo kamid ah dadkii Muqdisho usoo anba baxay ayaa u sheegay Warbaahinta farxad in ay tahay markale sanado badan kadib in ay helaan diyaarad Rakaab oo qaada dadka shacabka ah.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose tan iyo Markii Kooxda Al-shabaab oo in mudaa gacanta ku haysay laga faramaroojiyay, ayaa waxaa maalin walba magaalada Kismaayo soo gaarayay Wufuud ka socota Caalamka iyo sidoo kale qurba joog ayaguna deegaanka u dhashay.

Sikastaba Magaalada Kismaayo ayaa u muuqata mid kasoo gabanaysa dhaawacii kasoo gaaray Kooxda Al-shabaab intii ay ku sugnaayeen gudaha Magaalada Kismaayo, wallow mararka qaar ay ka dhacaan dilal iyo falal kale oo amaanka lidi ku ah.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
amiin22 DHAGEYSO:Gabayga Mise Guurowga Ugu Hadalhaynta Badan Saaxada Saxaafada Soomaalidda Todobaadkaan.
- May 24, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...
DSC06955 Dhagayso:- Wasiirka arimaha Dibedda Somaliya oo sheegtay Shirwayne looga hadlayo Jubboyinka Muqdisho in lagu qaban doono
- May 24, 2013
Wasiirada arimaha dibadda wadamada ku Bahoobay Urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay ...
2 Wasiirada arimaha dibadda Urur goboleedka IGAD oo kulan ay ku yeesheen Addis Ababa qodobo kasoo saaray
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka urur goboleedka IGAD, ayaa ku booriyey dowladda federaalka ah ...
images Qof Rayid ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Gaalkcyo
- May 24, 2013
Waxaa Xalay Fiidkii Ladilay Qof Rayid ah oo kasoo Jeeda Dhinaca Maamulka Puntland Kaas ...
images (1) Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Amaanka Degaanada Galmudug
- May 24, 2013
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka hadlay Amaanka Magaalada Gaalkcyo iyo ...
diyaaradoAMISOM Dhagayso:- Guddoomiyaha Taabta oo Saadaal Media oga Waramay Ciidamo ka socda Sierra Leone oo Fariisimo ka samaystay deegaankaasi.
- May 24, 2013
Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra ...