Daawo Kismaanyada Cusub,Ciidamada Kenya+Raskamooni iyo Dowlada madaxdooda

Daawo warbxin uu Citizen TV ka Diyaariyay xaalada Kismaanyo iyo ururka Raaskambooni oo ah garab ka ka baxay ururka Alshabaab:

 

Adam Hassan oo ah taliyaha ciidamada Kenya ee Kismaanyo ku suagn ayaa ka waaramayo xaalada guud ee Kismaayo iyadoo Ciidamada Kenya ay si rasmi ah ay gacanta ugu hayaan garoonka caalamiga ah ee Kismaayo

 

Badaanaa Marka aya warbaahinta Kismaayo booqto waxaa marka laga tagao sarakiisha Kenya,Wafuuda caalamiga qaabilo Sh.Axmed Madoobe oo ka mid ah Hogaamiyaayashii hore ee Alshabaab oo markii danbe ku caasiyay,taliyaayasha ciidamada dowlada lama arko bal hoos ka dawo warbxinta:

 

 

 

 

Saadaalnews@gmail.com


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed yare aargo kismaayo says:

    looma baahno in la arko taliyash dolwada maadama mesha maamul kajira amamulka ninka ka ah madaxa ayaaa ku ilan inuu qaabilo dadka imanaya meesha mrka adaal kala barta ansha asc




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Galmudug-Logo-150x150 Dhagayso:-Gal-Mudug Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawaan Gaalkcyo lagu Gowracay
- Jun 19, 2013
  Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka Wasaarada Warfaafinta iyo Gal-mudug Axmed Maxamed ...
14193 Dhagayso:-C/naasir Seraar oo ka hadlay Xaalada Cafimaad ee Coll Raader iyo Amaanka Kismaayo
- Jun 19, 2013
  Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seraar oo Saadaal Media  la hadlayeey ayaa ka hadlay Xaalada ...
a_9821 Dhagayso:- masuuliyinta Puntland oo sheegay in Hawada u so galay TV Puntland
- Jun 19, 2013
Sida u wariyaasha u xaqiijiyeey afhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi Libaax Joore wuxuu ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos-225x145 War deg deg ah Al-Shabaab oo weraar Ku qaaday Xarunta Hayada UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa maanta Weraar Xoogan ku qaaday Xarunta hayada UNDP ee Muqdisho halkaas oo ...
caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...