Dhagayso: Ganacsatada Baladxaawo oo ka cabanaya Shirkada Hormuud

Ganacsatada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka cabanayo qaar kamid ah shirkadaha ganacsiga ee degmadaasi keena Raashinka.

Burhaan Cali Gudoomiyaha gudiga Ganacsatada degmada Baladxaawo oo isagoo ku sugan degmadaasi la hadlay Warbaahinta Saadaal Media ayaa sheegay in ay shirkada Hormuud kentay sonkor badan oo lagu qiimo jabinayo Maciishada taala degmada Baladxaawo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay Shirkada Hormuud in ay keentay sokor badan, taasoo qiimaheedu u lamid yahay Magaalada Muqdisho, isla markaasina ay hoos u dhac ku keentay qiimaha sokorta ay iyagu ka keenaan Magaalada Muqdisho.

Hoos ka dhagayso Waraysigiisa

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Qaraxa (19) Daawo Sawiro kale oo Dheraad ah Qaraxii Maanta UNDP
- Jun 19, 2013
Saadaal Media waxay idiinso Gudbinaysa sawiro kale oo Dheeri ah oo ku aadan Qaraxii ...
images (2) Dhagayso:-Guddiga kormeerka doorashooyinka Puntland oo Manta lamagacaabay
- Jun 19, 2013
Hayada PDRC ayaa maanta magaalada Garowe kulan wada Tashi ah kula qaadatay uddiga doorashooyinka ...
images (1) Madaxweyne Xasan”Al-Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta
- Jun 19, 2013
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ...
images Dhagayso:-Wasiirka Wasaarada Haweenka Puntland oo Maanta Garowe kulan kula qadatay Hayado Caalami ah
- Jun 19, 2013
Wasiirada Arimaha qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Xaliimo ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe ...
download Dhagayso:-Puntland oo Cambaraysay Weraarkii UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
  Shir Jaraa"id u ku qabtay magaalada Garowe Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir ...
DSC03160 Daawo Sawirada Boosaaso oo lagu qabtay Kulan kadhan ah Tahriibka
- Jun 19, 2013
Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa maanta lagu qabtay kulan balaaran kaas oo ay ...
Elman-FC-2 Dhageyso:- Ciyaartoyda Soomaaliya oo guul daro kala kulmay ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika
- Jun 19, 2013
Kooxda Soomaalida ee ka qaybgalaysa ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda wadanka ...
ll_3 Dhagayso:-Dadweynaha Boosaaso qarkood oo Biyo La”aan ka Cabanaya
- Jun 19, 2013
Wararka ka imaanaya magaalo Ganacsiga Boosaaso ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xaafadaha magaladaas ...