Dhagayso: Shir looga hadlayo dib u heshiisiinta dadka daga gobolada dhexe oo Caabudwaaq ka socda

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ka soconayay labadii maalin ee ugu danbeeyay dib u heshiisiinta dadka daga gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Kulankani ka soconaya Caabudwaaq ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne Farabadan oo ka kala yimid qaybo kamid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

DrĀ  Cumar Salaad Cilimi waa Madaxii hore ee Abaabulka Xisbigii Hanti wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed wuxuuna iminka ku suganyahay Degmada Caabudwaaq, isagoo warbaahinta kula hadlay gudaha degmadaasi ayuu sheegay ujeedka laga leeyahay barnaamijka in uu yahay maadaama aysan jirin dowladd dhexe oo awood leh in deegan walba dadkii u dhashay ay soo dhistaan.

Wuuxu shegay shirkani in uu socon doono dhowr maalin isla markaasina ay tagi doonaan deegaanada u dhow dhow Caabudwaaq, sida Dhabad iyo Balanbal ilaa deegaanada uu ka koobanyahay gobolada dhexe.

Hoos ka dhagayso Shir Jaraa’id oo saxaafada ugu qabtay gudaha degmada Cabudwaq.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Abdulkarim Dahir says:

    waad ku mahadsantihiin si wanaagsan ood wararka usoo gudbisaan runtii waxaad noqonkartaan shabakadda ugu wanagsan somalia

  2. gabar sade says:

    aad ayaad u mahadsantihin saadaal news wararka aad noga soo guudbisaan melahan u dhalanay gedo juboyinka galgaduud thanks brothers hadan nahay qurba jooga waan iidn kaga mahadcelinaynaa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

100_8149 Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
100_8171 Dhagayso+Sawiro Kulan Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Boosaaso Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Kadhacay Caasimada Ganacsiga Maamulka Puntland ee Boosaaso Munaasabad Balaaran Taas oo Lagu ...
Ciidamada1 Dhagayso:- Ciidamadda DFS ee degmada B/xaawo oo Gadood sameeyay, iyo Taliyihii Ciidamadda DFS ee g/ Gedo oo la badalay
- May 22, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
DSC06605 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshinka keenay oo sheegay Awoodii R,W Saacid in uu la wareegay Xasan Sheekh
- May 22, 2013
Kadib markii Maanta dib loo dhigay Mooshinkii ay qaar kamid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ...
xoosh-300x168 Dhagayso:- Xildhibaan C/rixman Xoosh Jabriil oo ka digay Madaxwaynayaasha Faraha badan ee Kismaayo inay Al-shabaab ku biiraan
- May 22, 2013
Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Mudanayaasha baarlamanka Federaalka Soomaaliya, xubina ka ah ...
images (1) Dhagayso:- Shir Loga Hadlayo Amaanka Saxafiyiinta Somaliyeed oo Ka furmay Addis Ababa
- May 22, 2013
Shir Looga Hadlayo Amaanka Suxufiyinta Somaliyed ayaa ka Furmay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta ...
Baarlama Dhagayso:- Xildhibaan Cabdi Barre oo kamid ahaa Xildhibaanadii Mooshinka waday oo si kulul u eedeeyay Madaxda Dowladda
- May 22, 2013
Mid kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka waday Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Saacid oo Saxaafadda kula ...
IMG_2055 Dhagayso:-Baarlamanka Somaliya oo Laalay Mooshinkii laga keenay Saacid
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...