Afhayeenka Booliska Kenya Eric Kerith oo si kulul oga hadlay qaraxii ka dhacay Islii Xalay

Afhayeenka ciidamada Pooliiska Kenya Eric Kerith ayaa waxa uu ka warbixiyay qaraxii ugu danbeeyay ee dalka Kenya gaar ahaan qaraxii xalay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhacay.

Sarkaalkaan ayaa ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay inay jiraan xil iska saaris la’aan oo ka imaaneysa dhanka ciidamada Pooliiska ah oo iyagu ilgaar ah ku eegeyn ama aan adkeyneynin ammaanka guud ahaan deegaanada dalka Kenya.

Waxa uuna sarkaalkan hadalkiisa uu intaasi ku daray in saraakiisha ciidamada Poliiska lagu dhaliilayo inay ka dhaga fureysteen inay ammaanka adkeeyaan.

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya gaar ahaan ciidamada quseeya sugida ammaanka Nairobi ilaa iyo haatan mahayaan wadadii lagu xaqiijinayay ammaanka waayo maalin waliba waxaa dhaca weerar qaraxyo ah.waxayna awoodi la’yihiin inay xil iska saaraan adkeynta ammaanka.

Sidoo kale sarkaalkaan ayaa ugu danbentiii waxa uu shaaca ka qaaday in iminka ay bilaabi doonaan la xisaabtan dhanka ammaanka ah waxii haatan ka danbeeya.

Waxa uuna hadalkaan ka soo baxay taliska ciidamada Poliiska Kenya ku soo aadaya iyadoo qaraxyada silsilada ay ku sii badanayaan dalka Kenya.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

ahlu suna Dhagayso:- Ururka Ahlusunna oo ku baaqay arinta Kismaayo wada hadal in lagu dhameeyo
- May 25, 2013
Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka  Soomaaliya ...
SONY DSC Dhagayso:- Gollaha Samatabixinta Puntland oo kulan ku yeeshay Qardho.
- May 25, 2013
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo ...
Dagaal beeleed Dhaagayso:- Aanooyinka Qabiilka oo kusoo badanaya gobolka Shabellaha dhexe.
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
21_igad_summit Daawo Sawirada:- Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka
- May 25, 2013
(Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ...
IMG_0287 Akhriso Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole
- May 24, 2013
Warbaahinta Saadaal Media Waxa ay Idiin so Gudbinaysa Warqad Furan oo ku socota Madaxweynaha ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee Jarmalka oo Taageeray Mid kamid ah M/waynayaasha Jubbaland
- May 24, 2013
Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji ...
guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...