Dhagayso: Maamulka Ahlusunna oo aasay Baraago laga qoday inta u dhaxaysa Caabudwaaq iyo Xananbuure
Saraakiil ka tirsan Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka arimiya qaybo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaliya ayaa ka hadlay baraako ay aaseen oo ku yaal deegaanada ay ka arimiyaan
Ahlusunna ayaa sheegtay deegaano hoos taga Magaalada Xananbuure iyo Caabudwaaq baraako muran ka taagnaa oo halkaasi ku yaalay in ay aaseen, isla markaasina ay xal ka gaareen murankii halkaasi ka taagnaa.
Farxaan Macalin Cali “Farabadan” Madax amniga Maamulka Ahlusunna ayaa sheegay barkadaha la aasayo in ay qayb ka qaateen Odayasha dhaqanka e kasoo jeeda deeganadaasi, wuxuuna xusay in howshaasi lagu guulaystay isla markaasina ay haatan labada dhinacba ku qanceen.
Halkaan ka Dhageyso Aaska Baraagaha









oo kaalay tuugta mareexaaanka daba socota maxay yihii oo ilaa dhuusa mareeb baraag un kadaba wata yaahuu dhulkii oo dhan baraago ayaa looga qaatay mareexaan
oo kaalay tuugta mareexaaanka daba socota maxay yihiin oo ilaa dhuusa mareeb baraag un kadaba wata yaahuu dhulkii oo dhan baraago ayaa looga qaatay mareexaan