Dhagayso: Shir Looga Hadlayo Maamul U Samaynta Gobollada Jubbooyinka Oo ka Dhacay Degmada Ceel-waaq Ee Gobolka Gedo
Magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gedo waxaa ku soo gaba-gaboobay shir looga hadlayo maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka, waxaana shirkaas uu socday muddo sadex maalmood ah.
Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay odayaal dhaqameed, siyaasiyiin, wax-garad iyo dad kale oo aad u farabadan.
Shirkaas waxaa ka qayb galay Col. Warfaa Sh. Aadan, wuxuuna BBC-da uga warramay shirkaas iyo waxa uu ku saabsanyahay.









Waa sidaa, shirka Ceelwaaq waan taageersanahay,Dowladda somaliya waa taageersanahay,Kenya iyo dhulbalaasigeeda waan diidnay.
muuqifka mareeexaan is clear, waanan isku raacsanahay. col. warfaa viv
koley hadii aad diideen jubbaland waxaad ku biireysaan bay iyo bakool marka waad fasaxantihiin anigu waan dhiseynaa jubbaland labo gobolna maamuul goboleed wey noqon karaan.
Ifiye kkkkk maamulka la dhisayo maadan fahmin waa kii ubooyinka,marka Kenyan ka ayaan diidanahay Gaalada foosha xun. ee waa isku mid shirarku
Asc dhaman asxabta soomaliyed juboyinka waxa dago wa la yaqan waa darod marka darod wu ka badan yahay dhulkan deqda ku jirta marka yaa nala ka fa idaysan ee yan laka goyn juboyinka iyo gedo