Maamulka Gal-mudug oo si kulul oga hadlay eedaymo ay usoo jeediyeen Puntland

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug  Aweys  Cali Siciid ayaa  Shir Jaraa,id ku Qabtay Xafiiskiisa wuxuuna sheegay in ay masuuliyinta Puntland joojiyan  hadlada Colaada hurin kara oo Saxaafada ay ka sheegayan.

Aweys Cali Siciid Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka ayaa Mar uu ka hadlayay edeyn ay masuuliyinta puntland u jeediyen Galmudug oo ahayd in Dhinaca Galmudug looga Soo tuuray Madaafic  ayuu ku Jawaabay mahayn Madaafic balse waa Rasaas habow oo laga yaabo in ay gaartay xaafadaha waqooyi Maadama Maanta Ciidamada Galmudug ay Duleedka Magaalada Galkacyo ka sameeyen Howlgalo ay ku Sifaynayeen Kooxo uu Burcad ku tilmaamay oo ay Ciidamada daraawishta iyo Buliiska Galmudug ku Baacsanayeen kooxahaas taasna ay tahay wax mar kasta ka dhaca laba dhinac ee Magaalada xiliyada ay Jiraan Howlgalada  aysanan jirin wax Madaafic ah oo Puntland lagu riday Gudoomiya Kuxigeenka ayaa Intaa ku daray  in Masuuliyinta Puntland ay abuurayan Colaad Sidaa darteedna aan Xiligan Shacabka Gobolku u Baahnayn Fowdo waa in ay Raali galin buuxda Ka bixiyaan Masuuliyintii Maanta Saxaafada Ka hadashay waxyaabaha amaan darada ku keeni kara Maamulada Dariska ama Shacabka  waa Sida uu yiri Uways Cali Siciid gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug ee Galmudug

Hadalka ka soo yeeray gudoomiye kuxigeenka Gobolka M.Galmudug ayaa Imaanaya kadib kolkoo ay si wada jira shir jaraa,id u qabteen Godoomiyaha Gobolka Mudug  ee maamulka Puntland  Max’ed Yusuf Tigey iyo  Taliya kuxigeenka Ciidanka Buliiska Puntland Muxyadiin Axmed muuse oo ay kaga hadlen in ay Galmudug wado Gardaro cad isla Markaana ay madaafic ku garaacen  Xaafado dad rayid ah Dagayihiin Puntlana aysan u dulqaadanayn .

Hadalada ay saxaafasa isku Marinayaan Masuuliyinta Labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland ayan Ahayn kuwa Farxad galin kara Dhagaca Shacabka  inkastoo Maamulka Galmudug uu Si cad u Sheegay Sababta Keentay in rasaas gaarto Xaafado ka tirsan Waqooyiga Galkacyo.

Goordhow la soco Codka  Shirkii Jaraa’id ee Masuulkaan ku qabtay Gaalkacyo


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mahad kimiko says:

    Aweys mclin sacid calaacalka iskadah ayan dhihilaha sxb maxayelay puntland iyo laylkasaha maxa madafici ku so dhacay imisa qofaya ku dhimatay o galmudug




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos War deg deg:- Barre Hiiraale iyo IGAD oo kulan Xasaasi ah u soconayo.
- May 19, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay goordhow inuu ...
Fartaag Dhagayso:- Maamulka Jubbaland oo Faah faahin ka bixiyay Kulan ay la qaateen Wafti ka socday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
DSC00769 Dhagayso:- Banaanbixii Caabudwaaq ka dhacay ee Barre lagu Taageerayay, Faroolana Jawaab loogu dirAy, Khatumana Wargalin loogu dirayay
- May 19, 2013
Waxaa shalay ka dhacay gudaha degmada Caabudwaaq Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Coll Barre ...
ki Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Qaadacday Maamulada Jubbaland.
- May 19, 2013
Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
barre hiiraale (3) Dhagayso:- IGAD oo la kulmaysa Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa
- May 19, 2013
Waxaa  gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho ...
Dagaal-Gedo Dhagayso:- Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Gedo, iyo Coll Warfaa oo Saadaal media oga Waramay
- May 19, 2013
Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamadda Kooxda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Mid kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland oo ku baaqay Dowladda in looga danbeeyo arimaha Jubbooyinka
- May 19, 2013
Maxamed Daahir oo kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland ee ku nool dalka Maraykanka ayaa ka ...
igad Dhagayso:- Odayaashii la kulmay IGAD oo Saadaal media oga Warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen
- May 19, 2013
Kadib markii ay Magaalada Kismaayo gaaren Wafti balaaran oo ka socday Urur goboleedka IGAD ...