Xiisad ka taagan Gobolka Gedo iyo Ciidamo farabadan oo gobolkaasi gaaray

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay saacadihii lasoo dhaafay soo gaareen gobolkaasi ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu soo tababaray dalka kenya.

Ciidamadani ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen saacadihii lasoo dhaafay deegaanada Ceel-cadde Buusaar iyo goobo kale oo ay ku suganyihiin Ciidamadda dowladda Soomaaliya.

Ciidamadani lagu soo tababaray dalka kenya ayaa lagu soo warmayaa in loogu talagalay in ay qabtaan deegaanada ay iminka oga harsanyihiin Al-shabaab Gobolka Gedo, sida degmada Baardheere iyo Buurdhuubo.

Saraakiil ka tirsan Ciidamadda dowladda oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegay dhaq dhaqaaqyo ciidan Maanta in ay ka jiraan gobolka waxaana ay xuseen saacadaha soo socdo deegaanada ay oga suganyihiin Al-shabaab in ay qaban doonaan waa sida ay hadalka u dhigeene.

Isku soo wada duuboo Ciidmadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ku sugan gobolka Gedo ayaa in mudaa ka waday dagaalo gobolkaasi ay ku doonanayaan in ay ku qabtaan deegaanada ay alshabaab oga suganyihiin Gedo.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. garaad yusuf says:

    waxay ila tahay ciidamadii loodiiday in ay galaan kismaanyo ee kusug naa dhoobleey iyo hoosungoow ayay shaati kale usoogaliyeen waxaana u ar kaa in beesha sade lagu qayaameeynayo dagaal beenbeen ah oo aan laga caawinaynin waxaan dhihi lahaa reer sade ha isku tashado oo goaan miday san haqaato

  2. garaad yusuf says:

    hadii ay ciidamo kenya sootababartay mar hore ayaan maqli lahayn ee xagee salaadu iska qaban wayday waayaab umadu been badanaa

  3. daahir says:

    garaad yuusuf waa runtaa wax weyn baa qaldan horta ciidankaan lasoo tababaray xagee laga kaxeeyey markii hore waqti intee dhan beyse tababar soo qaadanayeen tan kale ciidamadii kasaaray cadowga shanta magaalo oo kale muda kow dhow labo sano kahor xagee jiraan ma baardheere kaliya bay qaban waayeen maxaase laagu daawanayaa cadowga dhibaataynaya shacabka baardheere iyo buurdhuubo oo habeenba nin la baxaayo amay laynaayo sidii arigii waa la ogyahay awood mahayaan al shayaadiin ay ku difaacdaan baardheere ee heshu maankeyga gadaye ma masaar bey liqday walee waa yaab dadku ma mid shabaab u adeega iyo mid kenya u adeegaa aaway reer sade magaceen jab haday saan noo danbeysay oo aan raga madaxda iksu sheegayo oo gedo jooga may runta noo sheegaan hadaanahay reer sade maxay qarinayaan oo aamusiyay waay oo hadana waay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Galmudug-Logo-150x150 Dhagayso:-Gal-Mudug Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawaan Gaalkcyo lagu Gowracay
- Jun 19, 2013
  Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka Wasaarada Warfaafinta iyo Gal-mudug Axmed Maxamed ...
14193 Dhagayso:-C/naasir Seraar oo ka hadlay Xaalada Cafimaad ee Coll Raader iyo Amaanka Kismaayo
- Jun 19, 2013
  Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seraar oo Saadaal Media  la hadlayeey ayaa ka hadlay Xaalada ...
a_9821 Dhagayso:- masuuliyinta Puntland oo sheegay in Hawada u so galay TV Puntland
- Jun 19, 2013
Sida u wariyaasha u xaqiijiyeey afhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi Libaax Joore wuxuu ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos-225x145 War deg deg ah Al-Shabaab oo weraar Ku qaaday Xarunta Hayada UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa maanta Weraar Xoogan ku qaaday Xarunta hayada UNDP ee Muqdisho halkaas oo ...
caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...