Dhagayso: Dhagabadan oo ku amaanay Shacabka Jowhar sida ay Ciidamadda XDS usoo dhaweeyeen

Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka Soomaaliya Gen C/kariin Yuusuf Aadan Dhagabadan oo saxaafada kula hadlay gudaha degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellada dhexe oo maalin ka hor Ciidamadda Xogga dalka iyo kuwa Amisom kala waregeen Al-shabaab ayaa si balaaran ugu mahadnaqay Bulshada ku nool Magaalada Jowhar.

Gen Dhagabadan ayaa ku amaanay shacabka ku nool Magaalada Jowhar sida dhiiran ee ay usoo dhaweeyeen Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda, Wuxuuna sheegay deegaanadii ay awal kala waregeen alshabaab in aan sida oo kale looga soo dhawayn.

Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ayaa si wayn usoo dhaweeyay markii ay halkaasi gaareen Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom

HAlkaan ka dhagayso Dhagabadan oo Amaanay Shacabka Jowhar


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Galmudug-Logo-150x150 Dhagayso:-Gal-Mudug Lacag Gaarsiiyay Eheladii ay Ka Dhimatay Marxuun Shukri Xaashi oo Dhawaan Gaalkcyo lagu Gowracay
- Jun 19, 2013
  Gudoomiyaha Gobalka mudug Aweys cali saciid Wasiir ku Xigeynka Wasaarada Warfaafinta iyo Gal-mudug Axmed Maxamed ...
14193 Dhagayso:-C/naasir Seraar oo ka hadlay Xaalada Cafimaad ee Coll Raader iyo Amaanka Kismaayo
- Jun 19, 2013
  Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seraar oo Saadaal Media  la hadlayeey ayaa ka hadlay Xaalada ...
a_9821 Dhagayso:- masuuliyinta Puntland oo sheegay in Hawada u so galay TV Puntland
- Jun 19, 2013
Sida u wariyaasha u xaqiijiyeey afhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi Libaax Joore wuxuu ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos-225x145 War deg deg ah Al-Shabaab oo weraar Ku qaaday Xarunta Hayada UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa maanta Weraar Xoogan ku qaaday Xarunta hayada UNDP ee Muqdisho halkaas oo ...
caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...