Dhagayso: Tarsan oo soo dhaweeyay la wareegitaanka Jowhar

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magalada Muqdisho Maxamuud Axmednuur Tarsan oo warbaahinta kula hadlayay Gudaha magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay guulihii ay Ciidamadda XDS iyo kuwa Amisom ka gaareen dagaaladii ay la galeen Kooxda Al-shabaab.

Tarsan oo boqolaal dadwayne ah kula hadlayay degmada Shingaani ee magaalada Muqdisho ayaa guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed ku tilmaamay la wareegitaanka Ciidamadda dowaldda iyo kuwa Amisom ee magaalada Jowhar xarunta gobolka Shabellada dhexe.

Halkaan ka Dhagayso Tarsan oo Soo Dhaweeyay Lawareegidda Jowhar 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Qaraxa (19) Daawo Sawiro kale oo Dheraad ah Qaraxii Maanta UNDP
- Jun 19, 2013
Saadaal Media waxay idiinso Gudbinaysa sawiro kale oo Dheeri ah oo ku aadan Qaraxii ...
images (2) Dhagayso:-Guddiga kormeerka doorashooyinka Puntland oo Manta lamagacaabay
- Jun 19, 2013
Hayada PDRC ayaa maanta magaalada Garowe kulan wada Tashi ah kula qaadatay uddiga doorashooyinka ...
images (1) Madaxweyne Xasan”Al-Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta
- Jun 19, 2013
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ...
images Dhagayso:-Wasiirka Wasaarada Haweenka Puntland oo Maanta Garowe kulan kula qadatay Hayado Caalami ah
- Jun 19, 2013
Wasiirada Arimaha qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Xaliimo ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe ...
download Dhagayso:-Puntland oo Cambaraysay Weraarkii UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
  Shir Jaraa"id u ku qabtay magaalada Garowe Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir ...
DSC03160 Daawo Sawirada Boosaaso oo lagu qabtay Kulan kadhan ah Tahriibka
- Jun 19, 2013
Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa maanta lagu qabtay kulan balaaran kaas oo ay ...
Elman-FC-2 Dhageyso:- Ciyaartoyda Soomaaliya oo guul daro kala kulmay ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika
- Jun 19, 2013
Kooxda Soomaalida ee ka qaybgalaysa ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda wadanka ...
ll_3 Dhagayso:-Dadweynaha Boosaaso qarkood oo Biyo La”aan ka Cabanaya
- Jun 19, 2013
Wararka ka imaanaya magaalo Ganacsiga Boosaaso ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xaafadaha magaladaas ...