Dhagayso: Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Waxaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug qaar kamid ah Wasiiro hore iyo Gudoomiyaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Ururada Haweenka Muqdisho.

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir oo saxaafada kula hadashay Magaalada Gaalkacyo  Jawaahir, ayaa sheegay ujeedka safarkoodu in uu yahay Sidii ay usoo indha indhay lahaayeen deegaanada Gal-mudug.

Sidoo kale waxay sheegtay Jawaahir in ay ka qayb galayaan Munaasibad balaaran oo maalinta barito ah xariga looga jarayo Madaxtooyada Maamulka Gal-mudug.

Masuuliyinta Maanta Soo Gaaray Galmudug ee Ka yimid Magaalada Muqdisho ayaa Kala ahaa

1.     Max’ed Abuukar Jacfar Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag
2.     Max’ed Cali Axmed        Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab
3.     C/qaadir Max’ed Baree  Wasiiru dowlihii Hore ee Wasaarada Waxbarashada
4.     Jawaahir Baarqab           Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir
5.     Deeqo Axmed                  Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada   iyo Masuuliyin kale oo ka tirsan Dowlada Somaliya

Waxaana dhamaan Masuuliyintii Timid u Mahad celiyeen Masuuliyinta Maamulka Galmudug Sida wanaagsan ee Ay u Hormariyeen Deegankooda ayna Dowlada Soomaliya garab Tagantahay Maamulka Galmudug .

Wafdiga oo qaar ka mida Saxaafada la hadlay kadib kolkii ay yimaden Magaalada ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin imaatinka Galmudug isla Markaana ay u gudbin doonaan Dowlada Somaliya Sida Galmudug uga go,antahay la shaqaynta iyo horumarka Dalka.

Dhagayso waftiga Gaaray Gaalkacyo iyo waxyaabihii ay ka hadleen 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

caasimada-muqdisho (1) Howlgalo Balaaran oo saaka ka socda Muqdisho
- Jun 19, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka ...
Sequence-06.Still0081 Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo
- Jun 19, 2013
Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada ...
IMG_4284 Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa”
- Jun 19, 2013
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii ...
Shabaab 4 Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab
- Jun 19, 2013
Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in  ay ka goosteen ...
Sequence-06.Still007 Dhagayso+Sawiro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Odayaal Dhaqmeed Kulan kula qaatay
- Jun 18, 2013
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed la qaatay ...
2 (2) Dhagayso+Sawiro MCH Cusub oo maanta laga Furay Caabudwaaq
- Jun 18, 2013
Waa munaasibad maanta lagu furayay MCH-cusub Kaasi oo Loogu magacdaray Mid kamid ah xafadaha Magaaladda ...
images Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Kadib markii maanta ay Dhawaceen Maleshiyaad Hubaysan oo isbaaro Dhigtay Gudaha magaalada Kisamaayo Coll ...
IMG_429011-300x200 Dhagayso:-Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey Shirweynihii Dib u Habaynta Waxbarashada Dalka soomaliya
- Jun 18, 2013
  Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media waxay Idiinso gudbinaysa Dhamaan Khudbadihii laga Jediyeey shirweynihii ...