Dhagayso: Weerar Afka ah oo Tarsan ku Qaaday Idaacadda Shabelle iyo Agaasimaha Idaacadaasi

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmednuur Tarsan ayaa si kulul u weraray Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho xili uu boqolaal dadwayne ah kula hadlayay Magaalada Muqdisho.

Tarsan oo wajigiisa laga dheehan karay caro in ay ka muuqato ayaa hadalo kulul hada u mariyay Idaacada Shabelle, wuxuna si kulul oga hadlay hadalo dhawanahaan ay idaacada shabelle siidaynaysay oo ahaa in Hay’ada Tika ay laaluush ku shaqayso.

Isbaarooyinkii waa la qaaday laakiin waxaa la qaadin wali isbaarooyinkii media-yaha qaarkood sida idaacada shabelle,fikirkii baa ka dhamaaday bay been sheegeysaa ayuu cod dheer ku sheegay Gudoomiye Tarsan”.

Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur ayaa sidoo kale waxa uu raali gelin ka bixiyey aflagaado sida uu sheegay kula kacday idaacada Shabelle Dawlada Turkiga oo soo caawiyey xilligii abaaraha waddanka Somalia.

“Waxaan opologies aan ka bixineynaa gafkii ay idaacada shabelle idiin geystay,anoo afka shacabka muqdisho ku hadlaya raali ahaada walaaleheen Turkiga soo dhawaada dalkeena waad caawiseen ayuu yiri Tarsan”.

Halkaan ka dhagayso Weerarka uu tarsan ku qaaday idaacadda Shabeelle


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Qaasim bay iyo bakol says:

    Tarsan waa runtiis isbaarooyinkii waa la qaadey lkn waxaa harsan isbaaro tii ugu xumeyt oo dhinaca hawada ah waana shabeelle’ maamulka gobolka banadir iyo wazaarada arimaha gudaha waa iney dedaal dheeraad ku bixiyaan sidii dadka looga hor wareejin lahaa shabeele




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

jubaland-flyer-for-web OGEYSIIS: Jubbaland State oo looga Dabaal degayo Minneapolis,USA
- May 19, 2013
Xaflad lagu taageerayo maamulka Jubaland State oo ka dhici doonta  caasimada Minneaplis ee gobalka ...
ki Dhagayso:- Beesha Sheekhaal oo Qaadacday Maamulada Jubbaland.
- May 19, 2013
Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...
barre hiiraale (3) Dhagayso:- IGAD oo la kulmaysa Barre Hiiraale iyo Taageerayaashiisa
- May 19, 2013
Waxaa  gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho ...
Dagaal-Gedo Dhagayso:- Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Gedo, iyo Coll Warfaa oo Saadaal media oga Waramay
- May 19, 2013
Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamadda Kooxda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ...
Kismaayo (3) Dhagayso:- Mid kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland oo ku baaqay Dowladda in looga danbeeyo arimaha Jubbooyinka
- May 19, 2013
Maxamed Daahir oo kamid ah Qurbe-joogta Jubbaland ee ku nool dalka Maraykanka ayaa ka ...
igad Dhagayso:- Odayaashii la kulmay IGAD oo Saadaal media oga Warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen
- May 19, 2013
Kadib markii ay Magaalada Kismaayo gaaren Wafti balaaran oo ka socday Urur goboleedka IGAD ...
top-news Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad"Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...
Axmed Madoobe Dhagayso:- Muqdisho oo laga taageeray Maamulka Axmed Madobe.eedayna loo Jeediyay Madaxwayne Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Kadib markii Maalmo ka hor Magaalada Kismaayo lagu doortay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ...