Dhagayso: Al-shabaab iyo Cowro maleh oo heshiis ku kala saxiixday Degmada Diinsoor

Malayshiyaadka Al-shabaab ee degmada Diinsoor ayaa heshiis la galay mid kamid ah beelaha daga degmadaasi, kuwaasoo kala saxiixday heshiis dhinacyo badan ku qotoma.

Gudoomiyaha Malayshiyaadka Al-shabaab ee degmada Diinsoor Xuseen Abu Xamza oo warbaahinta kula hadlayay gudaha degmadaasi, goob ay ku sugnaayeen boqolaal ka tirsan Odayaasha Besha Cowro maleh, ayaa sheegay in ay wada gaareen heshiis, kaasoo ah mid ay horay u gaareen Kooxdooda iyo qaar kamid ah belaha soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay Gudoomiyaha Al-shababa baycadani cusub ee ay wada gaareen in ay ka dhigantahay sidii kitaabka alle subxaanahu watacaalaa loo waynayn lahaa isla markaasina loo difaaci lahaa diintiisa.

Hoos ka dhagayso Heshiiska Al-shabaab iyo Cowro maleh.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Xoosh Dhagayso:- Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo Saadaal Media oga Warbixiyay Waxyaabihii Kismaayo oga qabsoomay
- May 20, 2013
Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Maxamed Xaashi oo ku baaqay dowladda in looga danbeeyo arinta kismaayo
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamulka Somali Central State Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo Waraysi siinayay Warbaahinta Saadaal ...
44 Dhagayso:- Baarlamanka Soomaaliya oo Kulan Maanta ku yeeshay Muqdisho
- May 20, 2013
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka. Kulanka baarlamaanka ...
SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...