Dhagayso: Amaanka Muqdisho oo soo hagaagaya iyo Taliska Ciidamadda Booliska oo ka hadlay

Xili uu soo hagaagayo Amaanka Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa arintasi ka hadlay afhayeenka Taliska Boosliska Soomaaliyeed Gen Bariise.

Afhayeenka Booliska ayaa tilmaamay in sannadkan dhacdooyinkii dhacay ee ay Boolisku ka howlgaleen la soo bandhiggi doono maalinta 20-ka December oo ku beegsan Markii La aas aasay Ciidanka Booliska.

Dhinaca kale General Bariise oo ka hadlay qorshaha Booliska uga degsan gobollada ay gacanta ku dhigeen ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee aysan weli ka howlgalin ciidammada nabadda ilaaliya ee Booliska ayaa Tilmaamay  in qorsha arrintaasi la xiriirra la diyaariyay haddana uu meel wanaagsan oo gabegabo ah  marayo haba ugu horeeyo Gobolka Sh/Dhexe oo Dhawaan Dowladda Gacanta ugalay.

 

halkaan ka dhagayso Taliska Ammaanka Ee Muqdisho 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

SAM_7791 Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada…..
- May 20, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay ...
IMG_0375 Dhagayso+Sawiro:- Madaxwayne Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray..
- May 20, 2013
Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta xariga ...
Muqdisho Dhagayso:- Muqdisho oo looga dhawaaqay Naadi la magacbaxay Badbaadin Suxufiyiinta Somaliyed.
- May 20, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta maamulka gobolka Banaadir Qaar kamid ah Suxufiyiinta ka ...
maamulka-Banaadir Dhagayso:- Maamulka gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hay’addo ka socday Qaramada Midoobay.
- May 20, 2013
kulan ay Maanta la qaateen Mamulka gobolka Banaadir Hay'addaha Qaramada Midoobay kuwa dowliga ah ...
barre_hiiraale Dhagayso:-Afhayeenka Coll. Barre Hiiraale oo Faah faahin ka bixiyay Kulankii uu la qatay IGAD.
- May 20, 2013
Barre Hiiraale oo kamid ah raga sheegtay madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ayaa kulan la ...
Kismaayo jubb Dhagayso:- Salaadiinta Puntland oo Xasan Sheekh ku dhaliilay inuu iska indha tirayo Rabitanka Shacabka Jubbaland
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
banaanbax-farmaajo Dhagayso:- Odayaashii Dhawaan lagu jirdilay Garoonka Kismaayo oo hor boodayay Banaanbixii Kismaayo ka dhacay,edayna u jeediyay Absame iyo Harti
- May 20, 2013
Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Isku soo bax ...
65618_487616734645217_416064850_n Dhagayso:- Munaasibad lagu taageerayay Barre Hirale oo ka dhacday UK, iyo Barre oo Telefonka oga qayb galay
- May 20, 2013
Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ...