Dhagayso: Dowladda Somalia oo dalbatay in lagu soo wareejiyo kooxaha Burcad badeeda ah ee la qabto

Waxaa markii ugu horaysay dowladda Soomaaliya ay ka dalbatay Ciidamadda la dagaalanka Burcadh badeeda ee ku sugan xeebaha Soomaaliya in ay kusoo wareejiyaan Dhalinyarada ay qataan Dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa ka codsaday ciidamada caalamiga ah ee ku sugan biyaha Soomaaliya in maxaabiista burcadbadeeda ah ee laqabto lagu soo wareejiyo dowladda Soomaliya si loola xisaabtamo dacwadoodana loogu qaado gudaha dalka.

isagoo xusay in maamulada Soomaaliland iyo Puntland la bilaabay in kooxaha burcad badeeda ee laga qabto xeebahoda lagu soo wareejiyo.

Halkaan ka Dhagayso hadallada Mas’uuliyiinta Dowladda 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. baraka says:

    soomaalia waxay u baahan tahay dadka soomaalieed oois aamina kuna tala gala inay caruur tooda wax soo baraan somali wayn baan edoow ku waydiistay!!

  2. shariffLiban shariffAbdirahman says:

    WAA QALADKOODA UGU HOREEYAY OO AY GASHO AYADOO SHEEGANEEYSO DAWLAD SHSRCI AH OO HANAN KARTO HANAN JIRTAYNA BADAHEEDA & CIRKEEDA MAANTA WAA RAADINEEYSO XUQUUQDA UMADOODA WAA IN AY MUUJISAA WAXA LAGU AFGARTO DOWLAD, SIDA SHAQO ABUURID,
    1- LAWYER-RADA GUDAHA,
    2-SOO BANDHIGIDA SHURUUCDAADA SIDA CODICE PENALE ( PENAL CODE) , SOMALIA MSRINE LAW,
    SIDA CIQAABAHA & GANAAXYADA PUNISHMENT , FINE & PRIVILEGE .tusaale qofka miinada

  3. shariffLiban shariffAbdirahman says:

    TUSAALE QOFKA MIINADA BIYAHA BADDA DHIGO & QOF QALABKA LA ISAGA DIFAACO XAYAWAANKA BADDA WATO ISKU CIQAAB MA AHA, MAASHA AY UGAARSI U TAGEEN & MAASHA KUWA DADKA QALABKA LAGU UGAARSADO WATAY AY IMAADEEN AYAA U BAAHAN XUKUN , MAAMULDA WAXA LOO IDMADAY WAA DIFAAACA SHARAFTA, XUQUUQDA DADKEENA, DUUNYADEENA & DALKEENA KUWAASOO KU DHEX JIRO INTERNATIONAL BORDERS- KEENA. WADAMADA MAXAABIISTA NAGA HEESTO WAXAA KU FILAN WADANKII MAXAABIIS NAGA HEESTO OO DADKEENA UGAARSADAY HADEEYNAN SOO CELIN DADKEENA & MAGDHAWGOODA KAMA MASUUL IHIN HADEEY BIYAHA SOOMAALIYEED KU MARI MAAGAAN CALANKOODA WAA IN AY QAATAAN WADAMADA SHACABKEENA AY HESHIISKA LA YIHIIN , WAXAANA DIGNIIN AH IN WADAMADA HESHIISKA LA YIHIIN OO AY KA AMAAN HELEEN AY KA SOO HELI KARAAN MIINADA BIYAHA. MAGDHAWGANA WAXAA LAGU BIXINAYAA QALABKA CIIDANKA BADDA OO UU LA SOCONIN TABABAR, DHINACA TABABARADA WAXAAN HEEYSANAA US NAVY, ROYAL NAVY UK, ROYAL NAVY CANADA, ROYAL NAVY SAUDI ARABIA,ETC.
    DHANKA KALE WAA IN MAAMULKA UU CADEEYAA IN DADKEENA DULAN NOOGALA HEESTO HADII UU CADEEYNIN WAXAA LA OGAANAAYAA INUU MAAMUL SHARCI AH MEESHA KA JIRIN,
    GOODGOVERNANCY -GA WAXUU LEEYAHAY WAA IN SHAQO ABUURID LA SAMEEYAA SIDA LAWYER-DA FURSADOODA LOO FURAA U DOODAAN MAXAABIIS TA KAASHTAAN ALLE DIFAACAAN DADKEENA AAMINSAN XUDUUDOODA IN LOOGA SOO GUDBAY OO DADKIINA NOO UGAARSI TAGAY OO AY SUGAAYEEN CARUURTEENA ,XAASASKEENA ,HOOYOOYINKEENA,WALAALAHEEN & QARAABADEENII AY SUGAAYEEN AYAGII LA UGAARSADAY , WADAMADA UGAARSADAY WAXEEY KU DHAQMAAN PENAL CODE-KA WAXAANA SAMEEYAY EAST INDIAN COMPANY SHARUUCDAAS & ANAGA ISMA QAADAN KARNO SABABTOO AH WAXAA KU JIRO QODOBO MAROODIGA RABAAYADA KA HADLAYO , BALSE WADAMADA INDIAN OCEAN & RED SEA WAA AY KU DHAQMAAN SIDA KENYA TANZANIA , MUZAMBIK ILAA SOUTH AFRICA DHANKA KALE DJIBOUTI ILAA LIBERIA.
    DACWADA WAXAA LAGU QAADAAYAA SOMALIA, HADII KALE WAXEEY U DHIGANTAA TRADE SLEVE KA GANACSIGII ADOOMADA EE LA SOO QAQABSANAYAY INTII HOYGOODA LOOGU TAGO.
    ANAGA WAXAAN AQOONSANAHAY WE ACCEPT UNITED NATIONS UNIVERSAL DECLARATION OF HUMAN RIGHTS. MARINE LAW, INTERNATIONAL LAW. WE KNOW OCEAN GRAPH , WE KNOW ADVANTAGE & DISADVANTAGE , WE KNOW LAW & PRNCIPLE OF INTERNATIONAL MARITIME ORGANIZATION . OUR FIRST RESPONSIBLE IS OUR PEAPLE & THEIR RESOURCE SO THEY ARE NOT GULTY TILL DICISSION OF OUR COURTS , WHEN THEY COME THEY NEVER IN PRISON TILL CHECKING THEIR HELTH, INVESTIGATION THE FACT OR WHAT IS ON, AFTER THEY HAVE RIGHTS TO FIND LAWYERS , OR WE GIVE FREE LAWYERS WHOSE LOCAL & INTERNATIONAL LAWYERS, SIDAAN AYEEY XAQ U LEEYIHIIN IN AY MAQLAAN UMADA SOOMAALIYEED WAANA WAXA LAGA RABO MAAMULADA EE MA AHA IN AY AYAGA DACWEEYAAN HADANA DHAHAAN WAA MUDAN YIHIIN INAAN XABSI KU HEEYNO, HADII HADALKEEYGAAN HADAL KABAAYO AAN KA WEEYNO MAAMULADA HADEE MAAMULADAAS HOGAANKOODA WAA BEERALEEY WAXA AY HOGAAMINAYAANA WAA BEERALEEY OO KUMA JIRAAN WAX XOOLO DHAQATO & XEEBLEEY AH OO XEER HORE, MID DHAXE & KAN MAANTA BADDAHA KA WAR HAAYO, MARKAA MA AHA FEDERAL WAANA KALA DIREEYNAA FARYAREEY BIDIXNA HA KA BAXAANO. QOF WALBOO AQRISTO QORAALKAAN UNA BAAHAN INUU XUQUUQUL INSAANKA AWOODA AY SIINAYAAN QOFKA & HANTIDIISA HA IGU DARSADO THE FACE BOOK- liban shari

  4. shariffLiban shariffAbdirahman says:

    KA DIB GROUP-YADA FIIRI DALBO UNITED NATIONS DECLARATION OF HUMAN RIGHTS.
    WARYAADA MA WAXAAD MOODEEN WIILASHEENA INAAN NACNAY, WIILASHAAN ISKA QARAABANAYAY AYAA WADANKA II DIFAACAAYO OO AAN SOO DAYSANAA AHNA CIIDANKA DIFAACA XEEBAHA SOOMAALIYEED LAGA BILAABO MAANTA WAXA LA IGA HEESTO WAA CIIDAN GUDANAYAY DIFAACA XEEBAHA GUDANAYAYNA WAAJIBKOODA DIIDANAANA WAXA AAN WADA OGNAHAY OO UGU SOO HOREEYSO INEEY QALAD KU GOOYAAN NAFAHEENA OO NAFTEENA ISKA DHOWRAY MARNA AAN LA MID NOQON MAAMULADAAN GABAR BURAANBERTAY NAFTA UGA GOOYNAAYO BURAANBURKAAS ANIGA & ANAGA AYEEY NOOLA JEEDAY,
    MAAMULADAAN MARAR BADAN BAA LA IIGA SOO DACWOODAY BALSE HADEEY NOO TAALAA.
    WELCOME .
    THANK YOU VERYMUCH.
    GOD BLESS SOMALIA & WORLD.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Dibadbaxa-Muqdisho-374x300 Dhagayso:- Banaanbax Xukuumadda lagu Taageerayay oo Muqdisho ka dhacay.
- May 23, 2013
Banaanbax balaaran oo soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Fagaaraha ...
RW-Shirdoon-The-New-Deal Dhagayso:- R.W Saacid oo ka hadlay, Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. dhaqaalaha,
- May 23, 2013
Kulan ay Maanta  ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay ...
Axmed Madoobe Dhagayso:- Sarkaal ka tirsan Raas-kambooni “Madaxwaynaha Jubbaland waa Axmed Madoobe, waxa kale waa Been abur”
- May 23, 2013
Deeq Mahad Cabdinuur oo kamid ah Saraakiisha Raaskambooni hadana sheegay inay ku biireen Ciidanka ...
Baydhabo27 Dhagayso:- Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo oo Ansixiyay Miisaaniyada degmada
- May 23, 2013
Maamulka dowladda Hoose ee degmada Baydhabo ayaa markii ugu horeeysay shaaciyay habka loo Maamulayo ...
Dagaal Dhagayso:- Dagaal ay ka qayb qaateen Ciidamadda Kilil5 aad oo ka dhacay Xuduuda Ethiopia la wadaagto Hiiraan.
- May 23, 2013
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ...
dagal1 Dhagayso:- Ciidamo ka socda Siriliyoon oo Taabta gaaray, iyo Mushaaraad la siiyay Ciidamadda dowladda ee Kismaayo ku sugan.
- May 23, 2013
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howlgala Magaalada kismaayo ayaa lasoo sheegayaa in la ...
Dagaal-Gedo Dhagayso:- Dagaal Culus oo ka dhacay Gobolka Gedo
- May 23, 2013
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya dagaal u dhexeeya Ciidamadda ...
Fiqi-300x201 Dhagayso:- Dowladda Soomaaliya oo ka Mamnuucday Garoomada muqdisho iyo Nairobi Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida Eng Fiqi.
- May 23, 2013
War kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakad lagu ...