Dhagayso: Munasibad lagu soo gabagabaynayay Tirakood lagu sameeyay Bulshada ku Nool Caabudwaaq oo manta ka dhacay,
Munaasibadan lagu soo gabagabaynayay Tirakood lagu samaynayay 6da Xaafadood ee ka koobantahay Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu qabtay Hoolka shirarka ee Hotel Ducaale, ayaa waxaa kazoo qayb galay waxgarad Salaadiin Ururada Bulshada qaybaheeda kala gadisan, iyo sidoo kale gudoomiyaasha 6da Xafaadood ee degmada Caabudwaaq.
Munaasibadani ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay Liibaan Daahir Xaashi (Qaado) isagoona goobta ka sheegay howlihii ay kazoo qaybteen gudoomiyaashu Magalada, wuxuuna u mahad celiyay gudoomiyaasha 6da xaafadeed ee Magaalada.
Sidoo kale waxaa isna madashaasi ka hadlay Maxamed Maxamuud Salaad oo kamid ahaa gudiga dhalinyarada ah ee isku xil saaray howshaasi, wuxuuna u mahad celiyay gudoomiyaashii howsha lasoo qabtay, wuxuna xusay barnaamijkani ay sameeyen in uu yahay mid ay sameeyaan Hay’ad ama Dowladda ayaguna ay isku xil qaadeen sidii lo ogaan lahaa buslahada ku nool degmada Caabudwaaq.









waad wanaag san tihiin weliba dadka iyo gur yahooda waa in laasameeyaa adaraas iyo sharci ay ku joogaan degmada si loo koon taroolo qofkasta oo kunool deegaankaas
Masha allah reer Caabudwaaq waa da.daaleen insha allah guul baan idiin rajaynayaa
Caabudwaaq mudo dheer baa iigu danbeysay aad ayaan usoo dhawaynayaa da.daalka ay bixiyeen maxamed maxamuud naasir iyo liibaan qaado waad mahadsantihiin idinka iyo gudoomiyasha degmada
Waa arrin dhiiragalin mudan oo lagu farxo
Masha Allah dagmoyinkedii dhaaftay manta waxay la tartameysaa magalooyinka waaweyn
Sidaan hadday cabudwaaq ku socoto waxay ka mid noqonaysaa mise noqoysaa caasimada soomaaliya ugu weyn
Iskaa wax u qabso wadankii oo dhan ayaa lagu dhisay taabtii hadaad Reer cabudwaaqow haysaane sidaa kuwada
Xarumi dowladeed wxabarasho caafimaad waa in iskaa wax u qabso lagu dhisaa maadaama dowlada tabar leh oo wax laga sugaa aysan soomaaliya ka jirin
Waxaan ku faraxsanahay horumarka ay Reer Cabudwaaq ku talaabsadeen iyagoo isku tashaday dowlas caawinaysa aysan jirin waa arrin lagu runtii lagu farxo oo ku dayasho,rag tashaday horumarkasta ayay gaari karaan
c/waaqeey camalabadanaay,cidii rabtaa hayska,kaa calmatee anugu cudurkaada maan garan.taasi waa deegaanka dadkayga dulman ee daacaddu biyadhigtay.waxaan c/waaq ku xasuustaa maalintii farmaajo xukunka laga tuuray deetana lamagacaabay c/weli ayeey mudaharaad taaageero ah udhigeen taasoon orankaro laablakac aan loo meeldeyin bay ahayd.tankale hadakahor waxaa yimid ninlahaa waxaan rabaa doorasho madaxweyne.qudbadiisii waxaa Kamid ahaa hadii madaxweyne aan noqdo reer c/waaqoow waxaan idiin dhisi doonaa Madaxtooyo sacab iyo mashxarad baad kusoo galbiseen.sidookale waxaa isbaaro aad ku ilaalinaysaan Puntland la,idiin dhigay Dhuusamareeb halkaad difaac kaxiranlahaydeen dhulkiina.marka maanta yaa loo Tirakoobayaa?loose Tirakoobayaa? aniga waxay ilatahay in aay soo dhawdahay xiligii dhaladka C/waaq lagawareejinlahaa farakuhayn teeda hadana la,ogaanayo tirada Baraxa iyo Dhaladka amaba ayjiraan fikrado Ganacsato dahsoon.inta ilawadaagta dhiiga iyo dareenka waan umahadcelinaa
Maya walalkis waa loo bahanyahay in aad iska dhigiin qof jiiraan oo hadii Farmaajo la wayay ay mudahoradan waxay ka aqlii badiiyeen faroolehi caytamay iyaagu waxay tuusen isku mid taan aad leedahay Puntland baad isbaaro ku wardiyaaysan Taas maa jirto dhuusamareeb waa magalo madaxdii Galgaduud waliged waa lawada daagii jiireey hadanaa waa lawada daga waada dhaalasho jirta Puntland Malahan oo ka sookaysa somalinimo hadii uu ku iimadoo nin dhiibataysaan oo Somali ah guurigaga kafancaad soo xirtay waad caawin laakin taas waxay ehed wakhtii dadka burursanayeen manta ma jirto