Dhagayso: Siyaasi kasoo jeeda Jubooyinka oo sheegay Muqdisho in laga fashilinayo Maamulka Kismaayo loo samaynayo (Top News)

Xili ay Magaalada Kismaayo ka soconayaan Shirar iyo kulamo balaaran oo lagu doonayo in lagu sameeyo Maamulka Jubbaland State, ayaa waxaa arintasi aragtiyo kala duwan ka muujinaya qaar kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Siyaasiga lagu magacaabo Geelle Maxamed Adan horayna usoo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamankii KMG ahaa ayaa ka hadlay maamulka la filayo in looga dhawaaqo Magaalada Kismaayo ee yeelanayaan deegaanada Jubooyinka iyo Gedo.

Mr Gelle ayaa sheegay in ay jiraan dad doonaya in ay fashiliyiin maamulka loo samaynayo Magaalada Kismaayo, wuxuuna xusay siyaasiyiin badan oo ku sugan Magaalada Muqdisho in ay wadaan qorshe ay ku fashilinayaan Maamulka.

Siyasigani ayaa shegay Magaalada Muqdisho in ay joogaan rag ku howlan sidii ay Jilaafo ugu dhigi lahaayeen Maamulka isla markaasina tashuush ku furaya Madaxda dalka si aysan dadka deegaanku aayahooda oga tashan.

Xildhibaan Hore Geele Maxamed Aadan ayaa sheegay dadka ugu badan ee iminka maamulkaasi fashilinaya in ay yihiin siyaasiyiin horay ugu fashil may wax ka qabashada deegaanada Jubooyinka isla markaasina iminka ku howlan sidii ay maamulkaan la wado u fashilin lahaayeen.

Dadka deegaanka Jubooyinka iyo Gedo ayuu xusay in ay doonayaan Maamul ay u dhanyihiin isla markaasina xiriir wanaagsan la samaystaan dowladda Soomaaliya.

Hoos ka dhagayso:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Majeerteen yare says:

    waa kuwee kuwa fashilin kara jubalandstate waxa meesha jooga waa dadki u dhashay oo xitaa diiday in dhuxul laga jaro deegaanadooda marka kuwa qeylinaya dhulka iyo dadkiisa ayey neceb yihiin marka maar iyo mishin ayaa loo adeegsan inshallah

  2. Indhergarad says:

    Majeerteen, maar iyo mishiin… Kuwee???

  3. siyaad says:

    runta marabtaan yes rag fashilanaya ayaa xamar jooga xaqiiqdii waana rag ka soo jeeda qabiilada mareexaan majeerten iyo ogaadeen magac hadaad doonaysaan sadex baan idiin magacaabi m sayid aadan hiiraale moorgan iyo rag kale oo badan gaandi




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

kismaayo Dhagayso:-Odayaasha Gal-Mudug oo Kadigay Dagaalo Kadhaca Kismaayo
- Jun 19, 2013
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Gal-mudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga ...
images Dhagayso:-Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo yimadaan Bari
- Jun 19, 2013
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa kasoo anba Baxay Dalka Itoobiya iyagoo so ...
download (2) Dhagayso:-Al-Shabaab oo Sheegatay Weeraarkii UNDP Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa Shegtay Weeraarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Qaramadda Midoobay ee UNDP Sheekh ...
Qaraxa (19) Daawo Sawiro kale oo Dheraad ah Qaraxii Maanta UNDP
- Jun 19, 2013
Saadaal Media waxay idiinso Gudbinaysa sawiro kale oo Dheeri ah oo ku aadan Qaraxii ...
images (2) Dhagayso:-Guddiga kormeerka doorashooyinka Puntland oo Manta lamagacaabay
- Jun 19, 2013
Hayada PDRC ayaa maanta magaalada Garowe kulan wada Tashi ah kula qaadatay uddiga doorashooyinka ...
images (1) Madaxweyne Xasan”Al-Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta
- Jun 19, 2013
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ...
images Dhagayso:-Wasiirka Wasaarada Haweenka Puntland oo Maanta Garowe kulan kula qadatay Hayado Caalami ah
- Jun 19, 2013
Wasiirada Arimaha qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Xaliimo ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe ...
download Dhagayso:-Puntland oo Cambaraysay Weraarkii UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
  Shir Jaraa"id u ku qabtay magaalada Garowe Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir ...