Dhagayso: Taawarka Shirka Nation Link oo ku dumay goobo Ganacsi oo ku yaala Degmada Jilib

Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa Tibaaxaya halkaasi manta in ay ku dumay Taawarkii Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo kamid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgala Soomaaliya.

Wariyaheena Gobolada Jubooyinka ayaa kusoo waramaya Taawarka shirkada Nation ee degmada Jilib in uu dumay, wuxuuna soo sheegayaa Khasaare hantiyeed in uu gaystay, maadaama goobta uu kusoo dumay ay ahayd meel suuqa.

Goobta uu kusoo dumay Taawarka ayaa waxaa soo gaaray Cidamo ka Tirsan Al-shabaab.

Halkaan ka dhagayso Taawarka Nation Link oo Dad ku dumay 

 


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. garaad yusuf says:

    waxay ila tahay wixii ilaah qadaray baa baqadaran laakiin dhibta uu gaystay taawarkaas waxaa mas uul ka ah shirkada neshin talakom ee habixiso qarashka iyo qasaaraha ay gaysteen w/w/w




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

images (1) Dhagayso:-C/Naasir Seraar”Puntland waxaa Naga dhexeya Xirir Wanaagsan
- Jun 18, 2013
Cabdinaasir Seeraar Afhaynka Jubbaland ayaa waxa uu sheegay in Maamulada Puntland iyo Jubaland uu ...
images Dhagayso:-Kooxo Tabacsan iftiin Xasan Basto oo howl galo amaan Xaqijin ah kasameyeey Kismaayo
- Jun 18, 2013
  Wararka an ka helayno Magaaladda Kismaayo saaka ayaa shegay in Halkaas ay Howl gal ...
IMG_0188 Dhagayso :-Wasiirka Cafimaadka Puntland oo Fariin u Diray Shacabka Puntland
- Jun 18, 2013
Wasiirka Wasaarada Cafimaadka maamulka Puntland ayaa fariin adag u diray bulshada kala duwan ee ...
download Dhagayso:-Caleema Saarka Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb iyo ku Xigeenkiisa oo la Shaciyeey
- Jun 18, 2013
Maamulkii Hore ee Ximin Iyo Xeeb oo Carabaabay Goorta Uu Xilka Lawareegidoono Madaxweynaha Cusub ...
Fiqi Ma Mudna In La Eedeeyo Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/xakiin Fiqi.
- Jun 18, 2013
Sida aan la wada socono ama aan dareenshay burburkii qaranamida Soomaaliya iyo waqtiyadii Qabiilka ...
garisaa-market-fire-150x150 Suuq ku yaal Magaalda Garissa oo Dab qabsaday
- Jun 17, 2013
Wararka an Caawa ka helayno magaaladda Garrisa ee Xarunta Waqooyi bare Kenya ayaa sheegay ...
images (2) Dhagayso:-Arin Naxdin leh Hooyo Dhashay 8 Caruur ah oo lagu Gowracay Gaalkcyo
- Jun 17, 2013
waxaa Habeenimadii xalay ahayd Gudaha magaalada Gaalkcyo lagu Gowracay Hooyo somaliyeed oo Dhashay 8 ...
download (1) Dhagayso+Daawo:-Xildhibaano Tageersan Jubbaland oo shir Jaraa”id oo Xasaasi ah Muqdisho ku qabtay
- Jun 17, 2013
Waxaa magaaladda Muqdisho ee Caasimadda soomaliya shir Jaraa"id oo Xasaasi ah ku qabtay qaar ...