Dhagayso: Xisbigii Afaraad oo looga dhawaaqay Puntland

Waxa looga dhawaaqey Urur cusub Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari kaasoo kusoo biiri doona  saaxada siyaasada Puntland kaasi oo lagu magacaabo Midnimo. Xisbiga Midnimo ayaa ku soo biiray Xisbiyo siyaasadeed horay loogu dhawaaqay maalmo ka hor. Ilaa hadda waxaa lagu dhawaaqay Xisbiga Horseed oo ah midka dowlada Puntland , Xisbiga Horcad, Xisbiga UGUB iyo Xisbiga Midnimo.
Masuuliyiin ,waxgarad ,aqoonyahano ,siyaasiyiin ,Culimo ,qurba-joog ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qaybgalay xaflada furitaanka oo ka dhacdey Hotel Jubba.
Ururka ayaa Guddoomiye KMG ah waxa ka ah Dr.Saadiq Eenow oo ah Dhakhtar ,taariikhyahan iyo qoraa Soomaaliyeed ,waxana uu ka jeediyey madasha khudbad uu kaga hadlay Uurkan ,ujeedooyinka loo asaasey iyo weliba inuu yahay mid ka ka duulaya mabaadii’da iyo qiyamka umadda,isla markaana ku shaqaynaya nidaamka Dastuuriga ah ee Puntland.

Qorshe Hawleedka u degsan Ururka Midnimo sidoo kale ka hadlay Dr.Eenow iyo weliba mudada halka sanno ee u dhiman Xukuumadda Dr.Farole.
‘’Wax hub ah inaan wax lagu xalin ayaan ku baaqeynaa ,nidaamkan dad wada dhashey ayaa dhistey ,ninkii qori maanta qaata oo wiil nooga dila waxaan la tiigsaneynaa maxkamad meel kasta uu dunida ka tago’’.ayuu yiri Gudoomiyuhu.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

1240 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Sharciga ma qabo Sadex nin oo Daarood ah in la isku xijiyo, kaan soo wadno Majeerteen baan ka dhigaynaa”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...
Xaadd Dhagayso:- Odayaasha Beelaha Hawiye oo Mooshinka Xukuumadda mar kale ka digay
- May 22, 2013
Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed  Xasan Xaad ayaa ka digay ...
Gandhi-Madoobe Dhagayso:- Xabiibo oo kamid ahayd Maamulkii Azania ee Prof Gandi oo sheegtay inay ku dhawaaqayaan Xisbiga dib u xoraynta Jubbaland.
- May 22, 2013
Xabiibo Xasan  Warsame  oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ...
Hilowle (2) Dhagayso:- Hilowle oo Faah faahin ka bixiyay Wafdigii Kismaayo gaaray iyo Kulamadii ay Maamulka la qaateen.
- May 22, 2013
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ah Aas-aasayaashii Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ...
baarlamaankaFederaalka-fadhi12 Dhagayso:- Xildhibaan Xiis Muuse oo ka digay Mooshinka Xukuumadda
- May 22, 2013
Xildhibaan Xiis Muuse oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay Mooshinka Xukuumadda ...
Ciidamada-Dowlada-Gedo Dhagayso:- Ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo oo Heegan la galiyay.
- May 22, 2013
Sida uu Saadaal media u sheegay Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere oo ka tirsan Saraakiisha ...
sommaliya1 Dhagayso:- Xildhibaanadii Mooshin ka keenay Xukuumadda Saacid oo Shi Jaraa’id qabtay, Madaxwayne Xasan Sheekhna eedayn u jeediyay
- May 21, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
Doorka_haweenka3 Dhagayso+Sawiro:- Kulan Ku Adan Doorka ay Haweenka Puntland ka Qaadan Karaan Dorashooyinka oo Garowe kadhacay
- May 21, 2013
Waxaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kulan Balaaran Kaas oo lagu ...