Barnaamij ku saabsan wixii u qabsoomay muddadii uu jiray maamulka Bartamaha Soomaaliya (Daawo)

Barnaamij documentary ah oo laga diyaariyey waxqabadkii maamulka Bartamaha Somalia (Somali Central State) muddadii saddexda sano aheyd ee uu jiray ayaa muujinayo in wax qabad ballaaran uu ku tallaabsaday tan iyo markii laga aas-aasay dalka Ingiriiska bishii May ee sanadkii 2009.

 

Barnaamijkan ayaa ka hadlayo shirarkii, waxqabadkii iyo guulihii maamulka SCS ee uu madaxweynaha ka yahay Dr. Maxamed Xaashi Cabdi Cabdi (Carabey) iyo waxa uu ku tallaabsaday.

Waxyaabaha u qabsoomay maamulka waxaa kamid ah in uu ku guuleystay in uu ka howlgalo gudaha dalka, gaar ahaan gobollada uu matalo oo loo dhisay.

 

 

 

Saadaalnews@gmail.com


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Cabdisalaam says:

    Viva Somali Central State(SCS) markii Documentary aan daawaday wan ku qancay,marka Somalia waa Federal States SCS waa ka mid,ha dhagaysanina dadka cuqdadaysan ee tirada yar ee qabyaalada dilootay oo aaminsan wixii Soomaali isku dishay,cabudwaaq iyo balanballe ma kala maarmaan,haddii balanballe aysan Caabudwaaq aqbaln wax kasoconaya ma jiraan Visa Versa

  2. Ali xassan says:

    Bartamaha soomaaliyeey waad dhabar adeegteene hawl wanaagsana waad qabateene,dhamaystir ayaa loo baahanyahay.wixii aad ku soo dhimateen marnaba haka tanaasulina markasta guusha waxay raacdaa kan dadkiisa iyo dalkiisa u samra oo u dulqaata,haddana wayba muuqataa wax idin dhaama inaysan jirin

  3. Faadumo cabdiqaadir says:

    waa Central State oo soo noolaata

  4. Maxamuud says:

    SCS ma ahan maamul gobaleed ma talo dadka buqcadaas ka nool,waa iska NGO

  5. Indhergarad says:

    Maxamuud, “caqligaaga” ayaa ku tusaya middaas. Laakiin, aan iska iraahdo; yaa matala bulshadaas waa tahaye?




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

IMG_0287 Akhriso Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole
- May 24, 2013
Warbaahinta Saadaal Media Waxa ay Idiin so Gudbinaysa Warqad Furan oo ku socota Madaxweynaha ...
Kismaayo (4) Dhagayso:- Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee Jarmalka oo Taageeray Mid kamid ah M/waynayaasha Jubbaland
- May 24, 2013
Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji ...
guryo-burburin-003 Dhagayso:- Howlgal laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo
- May 24, 2013
Ciidamada amaanka oo ay horkacayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo  ...
mud.. Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo M/Wayne Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
amiin22 DHAGEYSO:Gabayga Mise Guurowga Ugu Hadalhaynta Badan Saaxada Saxaafada Soomaalidda Todobaadkaan.
- May 24, 2013
Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir oo loo yaqaan (Amin Arts) ayaa ka sameeyay ...
DSC06955 Dhagayso:- Wasiirka arimaha Dibedda Somaliya oo sheegtay Shirwayne looga hadlayo Jubboyinka Muqdisho in lagu qaban doono
- May 24, 2013
Wasiirada arimaha dibadda wadamada ku Bahoobay Urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay ...
2 Wasiirada arimaha dibadda Urur goboleedka IGAD oo kulan ay ku yeesheen Addis Ababa qodobo kasoo saaray
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka urur goboleedka IGAD, ayaa ku booriyey dowladda federaalka ah ...
images Qof Rayid ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Gaalkcyo
- May 24, 2013
Waxaa Xalay Fiidkii Ladilay Qof Rayid ah oo kasoo Jeeda Dhinaca Maamulka Puntland Kaas ...