Dhagayso: C/laahi Cali Caanod oo ka hadlay kulan ay Jowharkula qaateen Odayaasha Dhaqanka
Sareeye Gaas C/laahi Cali Caanood oo Warbaahinta kula hadlay gudaha degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabelleda Dhexe ayaa ka warbixiyay kulamo ay la qaateen bulshada ku nool Magaalada Jowhar.
C/lahi Cali Canaood Taliyaha Guutada Koowaad ee Ciidamadda XDS ayaa sheegay kulan looga hadlayay sidii la iskaga kaashan lahaa Amaanka Magaalada dhalinyarada ku jirta Al-shabaabna dib loogu soo celin lahaa in ay Jowhar ku yeesheen odayaasha Magaalada Iyo qaybaha Bulshada.








