Dhagayso: Degmada Jowhar oo laga furay Xafiis Maxkamadeed oo hoosyimaada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Kadib markii ay ndhawaan la wareegeen Ciidamadda dwladda Soomaliya iyo Midowgha Africa ee Amisom Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellada dhexe ayaa waxaa durba halkaasi laga furay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Gudoomiyaha Maxkamadaasi oo warbaahinta kula hadlay Jowhar ayaa sheegay in dib looga howl galiyay Magaalada Jowhar Maxkamaddas Ciidamadda Wuuxuna uga digay Ciidamaddsa dowladda in nay dhibaateeyaan dadka shacabka ah.

Xubno uu hogaaminayo guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida General Xassan Maxamed Xuseen “Mungaab” ayna xubno kayihiin guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Liiban Cali Yaroow  iyo xeer ilaaliyayaal maxkamadda katirsan oo xiliganba ku sugan degmooyin katirsan gobolka Sh/dhexe ayaa lagu wadaa in ay goor dhow gaaran Magaalada madaxda Jowhar si maxkamadda looga furo.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in ay madaxda maxkamaduhu xukunno kuridaan dad lagu soo eedeyay in ay galeen danbiyo kala duwan kuwaas oo kusugan magaalada jowhar.

Halkaan ka dhagayso Jowhar oo laga furay xafiis maxakamadeed


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA Dhagayso:- Suldan Afguduub oo si kulul u Weeraray Siyaasada Dowladda ee Jubbooyinka
- May 26, 2013
Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo kamid ah Salaadiinta kasoo jeda deeganada Puntland ee Kismaayo ku ...
Uhuru-Kenyatta1 Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay arinta Kismaayo.
- May 26, 2013
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka mid ahaa Madaxweynayaashii ka qeybgalay shir madaxeedkii ...
Baydhabo27 Dhagayso:- Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhabo
- May 26, 2013
Inta la ogyahay 3-qof ayaa ku dhintay ku dhawaan 15-ruux oo kalena way ku ...
Kismaayo_iyo_Garoonka-620x330 Dhagayso:- Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo ku baaqay in la iska celiyo Maamulka Axmed Madoobe
- May 26, 2013
Siyaasiga Maxamed Cumar Geddi oo kamid ahaa Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa isla ...
axmead-madowbe Dhagayso:- Taageerayasha Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho.
- May 26, 2013
Taageerasyaasha Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay ...
Taliska Ciidamadda Xogga dalka by saadaal Dhagayso:- Saraakiisha ugu saraysa Ciidamadda XDS oo Maalintii labaad ku Xayiran Garoonka Kismaayo.
- May 26, 2013
Waxaa malintii labaad ku xayiran Garoonka Axmed Gurrey ee Magaalada Kismaayo Taliyaha Ciidamadda Xogga ...
Caabudwaaq (O Dhagayso:- Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay rag dad kusoo laayay Kilil5aad
- May 26, 2013
Ciidamadda Amaanka degmada Caabudwaaq ayaa gacanta kusoo dhigay rag kasoo baxsaday Xuduuda Ismaamulka Somalida ...
Kismaayo-32 Dhagayso:- Kulan lagu Taageerayay Warmurtiyeedkii IGAD oo Kismaayo ka dhacay.
- May 26, 2013
Kulan ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen qaar kamid ah ...