Dhagayso: Maamulka Dowladda ee Degmada Jowhar oo kulan Amaanka looga hadlay Yeeshay

Kulan ay maanta ku yeesheen qaar kamid ah Wax garadka iyo Maamulka Dowladda ee Magaalada Jowhar ayaa ka dhacay isla magaalada Jowhar, waxaana looga hadlayay sidii amaanka magaalada la iskaga kaashan Lahaa.

Afhayeenka Mamulka Dowladda ee Gobolka Shabellada dhexe Daa’uud Ciiro oo warbaahinta Saadaal la hadlay isagoo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa sheegay maanta in ay kulan la qaateen Odayaasha Magaalada Jowhar, wuxuuna xusay in ay ka wada hadleen sidii Amaanka Magaalada La iskaga kaashan lahaa sugidiisa.

Mr Ciiro ayaa sheegay labada dhinac in ay isku soo qaadeen Ciidamadda dowladda hadii aysan dadka deegaanka garab ka helin in aysan sugi karin amaanka isla markaasina loo baahanyahay in la is kaashado.

Wuxuu xusay Gudoomiyuhu cid walba o deegaanka u dhalatay in ay ka saarantahay xil amaanka Magaalada Jowhar, loona baahanyahay cid walba oo fal amaan daro wada gacan bir ah in lagu qabto.

Hooska dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Shabakada Saadaalnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail:saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikir kaaga Ha'ahaado Mid Bulshada Waxtar u leh

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

kismaayo Dhagayso:-Odayaasha Gal-Mudug oo Kadigay Dagaalo Kadhaca Kismaayo
- Jun 19, 2013
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka Tirsan Nabadoona Dowlad Gobaleedka Gal-mudug Ahna Gudoomiyaha Gudiga ...
images Dhagayso:-Axmed Madoobe iyo Waftigiisi oo Kenya ku sugan lana Filayo in ay Kismaayo yimadaan Bari
- Jun 19, 2013
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa kasoo anba Baxay Dalka Itoobiya iyagoo so ...
download (2) Dhagayso:-Al-Shabaab oo Sheegatay Weeraarkii UNDP Muqdisho
- Jun 19, 2013
Xarakadda Al-Shabaab ayaa Shegtay Weeraarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Qaramadda Midoobay ee UNDP Sheekh ...
Qaraxa (19) Daawo Sawiro kale oo Dheraad ah Qaraxii Maanta UNDP
- Jun 19, 2013
Saadaal Media waxay idiinso Gudbinaysa sawiro kale oo Dheeri ah oo ku aadan Qaraxii ...
images (2) Dhagayso:-Guddiga kormeerka doorashooyinka Puntland oo Manta lamagacaabay
- Jun 19, 2013
Hayada PDRC ayaa maanta magaalada Garowe kulan wada Tashi ah kula qaadatay uddiga doorashooyinka ...
images (1) Madaxweyne Xasan”Al-Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta
- Jun 19, 2013
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ...
images Dhagayso:-Wasiirka Wasaarada Haweenka Puntland oo Maanta Garowe kulan kula qadatay Hayado Caalami ah
- Jun 19, 2013
Wasiirada Arimaha qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Xaliimo ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garowe ...
download Dhagayso:-Puntland oo Cambaraysay Weraarkii UNDP ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
  Shir Jaraa"id u ku qabtay magaalada Garowe Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir ...