Dhagayso: Madaxtooyada Gal-mudug oo Xariga laga Jaray iyo Cabdi qaydiid oo Khudbad ka jeediyay
Waxa shalay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Maamulka Gal-mudug xariga looga jaray Madaxtooyo Cusub oo yeelan Doono Maamulkaasi, waxaana Munaasibadii Furitaanka kasoo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gal-mudug iyo sidoo kale qaar kamid ah Siyaasiyiin xilal horay oga soo qabtay Dowladihii KMG ahaa.
Madaxwaynaha Maamulka Gal-mudug Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid” iyo Madaxwaynihii ugu horeeyay Maamulka Gal-mudug Cali Kiimiko ayaa xariga ka jaray Madaxtooyada Cusub ee yeelan doono Maamulkaasi.
Hoos ka dhagayso Munaasibadii Furitaanka Madaxtooyada Gal-mudug.









asc waxay ila tahay waa loobaahan yahay horumar laakiin qabdiid waxaa uu ka mid yahay dhagar qabayaashii dad ka laayay ee qab qab layaasha ahaa waan kutalin lahaa in uu faraha kala baxo hawsha shacab ka somaliyed hana ogaado mar un in maxkamad lagayn doono